Somali News

Mahdi Guuleed “Ciqaabta Iyo Mihnadda Saxafinimo Waa Kala Caaganyihiin”

Muqdisho-KNN-Siihayaha xilka raysal wasaaraha dalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar, ayaa hambalyo u diray bahda saxaafadda Soomaaliyeed,isagoo ugu hambelyeeyay dhaqangelinta xeerka warbaahinta Soomaaliya.

Sii hayaha raysal wasaaraha dalka oo ka hadlayay maxkamadda ku haboon qaadidda dacwadaha iyo eedaha suxufiyiinta ayaa ayaa yiri, “Anigu runtii sharci yaqaan ahaan iyo qof ahaan ra’yiyan ma fahmi karo sababta qof suxufi ah xeer ciqaabeed loogu oogaayo waxay tahay waayo ciqaabta Iyo mihnadda saxafinimo ee qofka suxufiga ahi waa kala caaganyihiin”

Hoos Ka Akhriso:-