Somali News

Puntland oo War kasoo saartay doorashooyinka Jubbaland iyo Galmudug

Garowe-KNN-War-saxaafadeed ka soo baxday wasaaradda Arrimaha gudaha ee maamulka Puntland, oo looga jawaabayo War-saxaafadeed xalay kasoo baxay Wasaaradda Arimaha Gudaha Federaalka, ayey Puntland ku sheegtay in ay Dowladda Federaalka ugu baaqeyso in ay ilaaliso nidaamka Federaalka ah ee lagu heshiiyey.

Puntlanda ayaa dowladda dhexe ugu baaqday in ka ka deyso fara galinta qaawan oo ixtiraamto arimaha doorashooyinka ee maamulada Galmudug iyo Jubbaland si ay madaxdooda u soo doortan hab waafaqsan shuruucda iyo Dastuurka dalka.

Hoos ka Akhriso War-saxaafadeedka Puntland:-