Somali News

Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho

Qarax ismiidaamin ah ayaa goor dhow ka dhacay banaanka maqaayadda Blue sky oo u dhow mid ka mid ah baraha laga illaaliyo madaxtooyada Soomaaliya.

Wararku waxay sheegayaan in qof isku qarxiyay goobta.

Waxaa jira khaare dhimasho iyo dhaawaca ah
Wixii faahfinta halkaan kala soco