Somali News

Sawirro: Wasiirrada cusub oo galabta yeeshay kulankii ugu horeeyey

Muqdisho-KNN-Golaha wasiirrada xukuumadda Ra’iisul Wasaaraha Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta isugu yimid kulankoodii ugu horeeyey.

Kulankaas waxaa shir guddoomiyay ra’iisul wasaare Rooble, waxaana la sheegay in diirrada lagu saaray shaqada hor taalla xukuumadda cusub.

Golahan ayaa xilkooda loo dhaariyey Sabtidii maanta, kadib markii ay codka kalsoonida ka heleen xildhibaanada golaha shacabka.