Somali News

Shacabka Muqdisho oo ka aragti dhiibtay mowqifkooda ku aadan arinta Jubbaland

Muqdisho-KNN-Maalmahan waxaa taagnaa muran siyaasadeed oo ku saabsan duulimaadyada tagaya magaalada Kismaayo kadib markii la sheegay in dawladda Soomaaliya ay ka hor-istaagtay madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed inuu diyaarad ku tago magaaladaasi si uu uga qaybgalo caleemo-saarka Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe.

Haddaba Idaacadda Kulmiye ayaa u kuur gashay aragtida dadka rayidka ah eek u nool magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, waxayna walaac ka muujiyeen khilaafka siyaasadeed ee ka jirta arrimaha Jubbaland, kaas oo circa isku sii shareeray markii is hortaaga lagu sameeyay Shariif Sheikh madaxweynihii hore, dhamaana la hakiyay duulimaadyadii tagi jiray Kismaayo.

Halkaan ka daawo aragtida dadka Muqdisho oo Muuqaal ah: