Somali News

Somaliland oo sheegtay in ay gacanta ku dhigtay hub loo waday Laascaanood

Hay’adda Sirdoonka Somaliland Oo War soo ka soo saartay hub ay soo qabteen

“Hay’adda Sirdoonka Somaliland oo ah hay’adda ugu saraysa Amniga guud ee wadanka oo kaashanaysa laamaha kale ee nabadgelyada, ayaa gobolka Togdheer ku qabatey saanad Military oo ka kooban Rasaas, daawooyin iyo kabaha ciidamada, kuwaas oo loo waday Magaaladda Laascaanood” ayaa lagu yiri qoraalka