Somali News

Ururka ONLF oo si kulul uga hadlay Gaaska laga helay Ismaamulka Soomaalida

Muqdisho-KNN-Dowladda Itoobiya ayaa dahawaan waxa ay shaaca ka qaaday in dhulka dowladd deegaanka Soomaalida ay Itoobiya maamusho laga helay Gaas badan oo cadadkiisu gaarayo 1.6 Trillion Cubic Feet.

Shirkad ka shaqeysa dhinaca Tamarta ah oo laga leeyahay dalka Britain marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaan  New Age “African Global Energy Ltd,  ayaa deegaanada dowladd deegaanka  Soomaalida waxa ay ka heshay keyd Gaas dabiici ah oo gaaraya 1.6 Trillion Cubic Feet.

Gaaskaasi laga helay deegaanada Ismaamulka Soomaalida ayaa sida la doonayo in loo qabsado iyo damaca Itoobiya waxaa ka halday Afhayeenka Ururka ONLF Cabdulqaadir Caddaani Hirmooge.

Halkaan ka dhageyso Cod Afhayeenka:-