Somali News

Wariye Cabdifitaax Qays oo ku geeriyooday qarax ka dhacay Muqdisho

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay banaanka maqaayadda Blue sky oo u dhow mid ka mid ah baraha laga illaaliyo madaxtooyada Soomaaliya.

Allaha u naxariist Agaasimihii Telefishinka Somali Cable, Cabdifaax Qeys aya kamid noqday dadka ku geeriyooday qaraxa.

Sidoo kale, dad kale oo shacab ah ayaa geeriyooday qaraxa, walow aan la ogeyn tirada rasmiga ee khasaaraha.