Marwaan
Uncategorized

Ciidamo ka tirsan Puntland oo lagu Weeraray Magaalada Boosaaso Ee Gobolka Bari

Boosaaso–KNN– Wararka ka imaanaya Magaalada Boosaaso Ee xarunta Gobolka Bari ayaa sheegaya in Weerar lagu qaaday Bar-koontorool oo Ciidamada Puntland ay ku leeyihiin

Read More
Uncategorized

Ra’iisul Wasaaraha oo ka qeyb galay Kulan looga hadlayay Taakuleynta Ciidamada”Sawiro”

Muqdisho–KNN–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa xalay  ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigeyey waxii u qabsoomay Guddiga Taakuleynta

Read More
Uncategorized

Imaaraadka Carabta oo Door muhiim ah ku leh Doorashada Somaliland

Hargeysa–KNN–Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa  ku dhawaaqay in dhammaan waraaqihii lagu codeynaayay iyo agabkii kale ee lagama maarmaanka u ahaa doorashada madaxtooyada Somaliland ay

Read More
Uncategorized

Shirka Madaxda Maamul Gobolleedyada oo Xalay ka furmay Magaalada Kismaayo”Sawiro”

Kismaayo–KNN–Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Xalay si rasmi ah u furay shirka Nabada iyo wadatashiga ee Dowlad Goboleedyada xubnaha

Read More
Uncategorized

Jubbaland oo sheegtay inuu dib u dhacay Shirkii Magaalada Kismaayo

Kismaayo–KNN-– Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo Ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in dib u dhac uu ku yimid Shirkii Maanta oo

Read More
Uncategorized

Shirkii Dib-u-eegista Dastuurka oo la shaaciyay inuu Dib u dhacay

Muqdisho–KNN–Shir weynaha qaran ee daah furka dib u eegista Dastuurka Dalka oo lagu waday in Maanta uu si rasmi ah uga furmo Magaalada

Read More
Uncategorized

Dhageyso:- Go’aanka Hirshabelle ka qaadatay Shirka Arrimaha Dastuurka ee Maanta lagu waday inuu ka Furmo Muqdisho

Jowhar–KNN– Wasiirka Wasaaradda Dastuurka Ee Maamul Gobolleedka Hirshabelle  Khadar Xasan Maxamed oo lagu Wareystay Barnaamijka looga hadllo Arrimaha Siyaasadda ee Xogwareysi KNN-na ka

Read More
Uncategorized

Dhageyso:- Faah-faahin ku saabsan Diyaaraddii lagu Rasaaseeyay Degmada Xudur

Xudur–KNN– Iyadoo Shalay Garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Xudur Ee Caasimadda Gobolka Bakool lagu Rasaaseeyay Diyaarad ka baxday Magaalada Muqdisho oo Cago dhigatay Garoonka

Read More
Uncategorized

Maraykanka oo ka qaaday cunaqabatayn dhaqaale dalka Sudan

Dowlada Maraykanka ayaa si rasmi ah u shaacisay  in ay ka qaadayso cunoqabatayn dhaqaale oo ay ku soo rogtay dalka Sudan sanadkii 1997dii.

Read More
Uncategorized

Madaxda Maamul Gobolleedyada oo Maanta tagaya Magaalada Kismaayo

Kismaayo–KNN– Madaxda Maamul Gobolleedyada Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ay Maanta intooda badan tagaan Magaalada Kismaayo ee Xarunta

Read More