Month: August 2017
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (31-08-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Xasan Maxamed Aweys Farsamadii:-Hodan Cali Maxamed:-.

Read More
Uncategorized

Xildhibaano iyo Wasiiro ka hadlay Maydadka dadkii lagu dilay Bariire oo maanta la Aasayo.

Muqdisho-KNN-Wasiiro ka tirsan xukuumada Soomaaliya  iyo Xildhibaano ka Tirsan Baarlamaanka  ayaa maanta waxaa ay ka qeyb galayaan Aas loo Sameynayo Dadkii Dhawaan lagu.

Read More
Uncategorized

Meydadka dadkii lagu dilay Bariire oo maanta lagu wado in la aaso.

Muqdisho-KNN-Sida ay xaqiijiyeen Idaacadda kulmiye Xildhibaano ka tirsan Dowladda Soomaaliya iyo Odayaasha dhaqanka dadkii lagu dilay Bariire Waxaa maanta Magaalada Muqdisho lagu aasayaa.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (31- 08-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Xuseen Cabdulle Maxamed:- Farsamadii:–Maxamed Dalal Maxamuud:-.

Read More
Uncategorized

Ku dhawaad 30 qof oo ku dhaawacantay shil gaari oo ka dhacay Jowhar.

Jowhar-KNN-Ugu yaraan 25 qof ayaa ku dhaawacmay Shilgaari oo ka dhacay deegaan duleedka ka ah magaalaad Jowhar ee Xarunta Gobalka Shabeelaha Dhexe, Shilkaan gaari.

Read More
Uncategorized

Malaayiin xujey ah oo maanta ku Cibaadeysan doona Banka Carafa.

Muqdisho-KNN-Malaayiin xujey ah ayaa maanta ku cibaadeysan doona buurta Carafa si ay u gutaan waajibka ugu weyn ee xajka,Xujeeyda ayaa taagnaan doona banka.

Read More
Uncategorized

Ra’iisal Wasaare Kheyrre oo ka hadlay waxa ay kala hadlayaan Shiikh Mustaar Roobow Abuu Mansuur.

Muqdisho-KNN- Xasan Cali Khayre Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay Dowladda Federaalka iyo Sheekh Muqtaar Cali Roobow “Abuu Mansuur” in hada uu u socdo wada.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (31-08-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Uncategorized

Wiil Soomaaliyeed oo isku dilay Dalka Qubrus iyo Faah faahin ka soo baxeyso.

Muqdisho-KNN-Sida ay sheegtay Idaacada VOA laanta afka Soomaaliga ah Magaalada Larnaca ee dalka Qubrus ayaa waxa isku dilay wiil Soomaali ah oo 18.

Read More
Uncategorized

Akhriso-:Ra’iisal Wasaare Kheyrre oo Xalay Su’aalo muhiim ah la weydiiyay

Muqdisho-KNN-Kulan ay suxufiyiinta su’aalo ku weydiinayeen Ra’iisal Wasaaraha xukumadad Soomaaliya Xasan cali iyo Xubno ka tirsan Golahiisa Wasiirada iyo Taliyaha Ciidanka Nabad Sugidda.

Read More