Day: September 7, 2017
Uncategorized

Galmudug oo ka qeyb qaadaneyso sii deysmada Wariye Rooble Maxamed Dirir oo ku xiran Jabuuti.

Gaalkacyo-KNN-Wariyaasha ka Howlgala deegaanada Galmudug ayaa kulan la qaatay Wasaaradda warfaafinta ee Maamulka Galmudug waxa ayna kala hadleen sidii loo sii deyn lahaa.

Read More
Uncategorized

Taliska CXS ee Bakool iyo Maamulka Gobalka oo ku mursan Haweeney lagu dilay Gobalkaasi.

Xudur-KNN-Gudoomiyaha Maamulka Gobalka Bakool ee Koonfur Galbeed Maxamed Cabdi Tool ayaa Taliska Ciidanka Xoogga Soomaaliya ee Bakool ku eedeeyay in ay dileen Haweeney.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (07-09-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Uncategorized

Dufaano xoog leh oo ku wajahan Jasiiradda Puerto Rico.

Muqdisho-KNN-Duufaan awood badan oo lagu magacaabo Irma ayaa ku soo wajahan Jasiiradda Puerto Rico, waxaana socda diyaar garow iyo baaqyo loo jeedinayo Shacabka ku.

Read More
Uncategorized

Baaritaano saakay ka socda degmada Afgooye kadib Qarax ka dhacay degmadaasi.

Afgooye-KNN-Ciidamada Dowladda Soomaaliya ee degmada Afgooye ayaa saakay Baaritaano ka wada Xaafado ka tirsan degmadaasi kadib Qarax la sheegay in Shalay galab uu.

Read More
Uncategorized

Maraykanka oo sheegay in Dagaalamayaal ka tirsan Shabaab ay ku dileen duqeyn ka dhacay G/Baay.

Baydhabo-KNN-Taliska Ciidamada Maraykanka ee AFRICOM ayaa qoraal ay soo saareen waxay ku sheegeen in dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab ay ku dileen duqeyn ka.

Read More
Uncategorized

Beesha Caalamka Oo Ka Digtay Is qab qabsi ka dhashay Hirshabeelle baaqna ka soo saartay doorashada Jowhar.

Jowhar-KNN-Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Midowga Yurub, Urur-Goboleedka IGAD, Dowladaha Ethiopia, Talyaaniga, Sweden, Boqortooday Midowday ee Ingiriiska iyo Maraykanka ayaa si dhow ula socda.

Read More