Day: September 7, 2017
Uncategorized

Dhageyso:- Shirkii u dhexeeyay Puntland iyo Galmudug oo Maanta Gaalkacyo lagu soo xirayo

Gaalkacyo–KNN– Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa Maanta lagu wadaa in lagu soo gaba gabeeyo Shirkii u dhexeeyay Maamulada Puntland iyo Galmudug.

Read More
Uncategorized

Dhageyso:- Baarlamaanka Hirshabelle oo Kulan Deg Deg ah yeeshay

Jowhar–KNN-– Baarlamaanka Maamul Goboleedka Hirshabelle ayaa Maanta Magaalada Jowhar ee Xarunta Hirshabelle ku yeeshay Kulan Deg Deg ah,waxaana Kulanka Maanta Shir Guddoominayay Guddoomiyaha.

Read More
Uncategorized

Dhageyso:- Maamulka Gobolka Sh/Hoose oo ka hadlay Haweeney lagu dilay Marka

Marka–KNN– Maamulka Gobolka Shabellaha Hoose ayaa ka hadlay Haweeney Ganacsato ah oo Gelinkii Dambe ee Shalay lagu dilay Magaalada Marka Ee Xarunta Gobolka.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(07-09-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si.

Read More
Uncategorized

Dhageyso:- Shacabka Muqdisho oo ka hadlay Go’aankii Dowladda Ee Qalbi-dhagax

Muqdisho–KNN– Iyadoo Shalay Dowladda Soomaaliya ay Shaacisay Go’aankeeda ku aadan in C/kariim Sheekh Muuse Qalbi-dhagax ay ku Wareejisay Dowladda Itoobiya ayaa waxaa Arrintaas.

Read More
Barnaamijyo Sports Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (07-09-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur:-  Farsamadii:- Maxamed Dalal.

Read More
Uncategorized

Doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle oo lagu wado in dib loo dhigo

Muqdisho–KNN–Wararka aan ka heleyno magaalada Jowhar ee caasimada Hirshabeelle ayaa sheegaya in la filayo in dib u dhac uu ku yimaado waqtiga doorashada.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (07-09-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Burhaan  Farsamadii:- Maxamed Dalal Maxamuud:- Halkaan.

Read More
Uncategorized

Koox hubeysan oo Haweeney Uur leh ku kufsaday Marka kadibna si xun u dilay.

Marka-KNN-Kooxo hubeysan ayaa Shalay gilinkii danbe dil fool xun ka geestay Magaalada Marka ee gobalka Shabeelaha Hoose markii ay kufsadeen kadib sida ay.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (07-09-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Maxamed Qeys Xasan Maxamed Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed:-.

Read More