Month: October 2017
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Xog Wareysi (29-10–2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (29=10=2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:–Maxamed Qeys Xasan Maxamed  iyo.

Read More
News in English

Somalia sacks police and security chiefs after deadly hotel siege.

Somalia’s police and security agency chiefs were fired on Sunday, one day after at least 25 people were killed in a terrorist attack.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Galab Wanagsan {5:05PM}{29-10-2017}

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-Cabdiwili.

Read More
Uncategorized

Akhriso Go’aanadii ka soo baxay Golaha Wasiiradda Ee Xilalka looga qaaday Taliyaasha Booliska iyo Nabad Sugidda

Muqdisho 29 October 2017 –KNN– Shir aan caadi aheyn oo ay Golaha Wasiirada ee Xukuumada Dawladda Federaalka maanta yeesheen oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul.

Read More
Uncategorized

Madaxweyne Farmaajo oo maanta furay shirka wadatashiga amniga qaran”Sawiro”

Muqdisho, Oktoobar 29, 2017; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta si rasmi ah Xarunta Madaxtooyada uga furay shirka wadatashiga Dowladda.

Read More
Uncategorized

Dhageyso:-Waxgarad ka soo jeeda Galmudug iyo Hirshabelle oo Dowladda Dhexe eedeeyay

Muqdisho–KNN–Iyadoo Mudooyinkii ugu dambeeyay ay soo baxayeen warar sheegayay  in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay faro-gellin  ku heyso Maamulada Galmudug iyo Hirshabebelle iyo Koofur.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Kulanka KNN{3:00PM}{29-10-2017}

Muqdisho–KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Uncategorized

Deg Deg:Taliyaashii Ciidamada Booliska iyo Nabad Sugidda oo xilkii laga qaaday.

Muqdisho-KNN-Shirka deg dega ah ee Golaha Wasiirada Soomaaliya oo hada ka socda Xafiiska ra’iisal Wasaaraha Soomnaaliya ayaa xilkii looga qaaday Taliyaasha Ciidamada Booliska.

Read More
Uncategorized

Haweenney ku dul Umushay Diyaarada Jubba Airways xili ay ku jirtay dullimeedkeedii caadiga ahaa

Muqdisho–KNN–Waxey aheyd dhacdo cajiib ah oo isugu jirtay badbaadin iyo naf hurnimo kaddib markii Haweenney ku dul Umushay diyaarada Jubba Airways xili ay.

Read More