Month: October 2017
Uncategorized

Howlgalo ka socda Buula-Barde kadib dagaal ka dhacay degmadaasi.

Buula-Barde-KNN-Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo Kuwa AMISOM ayaa maanta Howlaglo ka wada degmada Buula-Barde ee gobalka Hiiraan kadib weerar ay Shabaab ku soo qaadeyn.

Read More
Uncategorized

Somaaliland oo xisbiyada ugu baaqday inay ka fogaadaan wax walba oo caqabad ku noqon kara doorashada

Hargeysa-KNN-Wasiirka wasaaradda arrimaha dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire oo la hadlay Saxaafada ayaa waxaa uu  xisbiyada ugu baaqay inay ka fogaadaan wax.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (30-10-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:–Cali ibraahim Cabdullaahi{Cali {Suxeyfa}:- Farsamadii:- Maxamud Dalal.

Read More
Uncategorized

Ragii Weeraray Hotel Naso Hablood2 oo la Sheegay inay Wateen Aqoonsiyada NISA

Muqdisho-KNN-Jariidada kasoo baxda dalka Britten ee The Gurdian ayaa daabacday in Dagaalamayaashii Al-shabaab ee 5-ta ahaa ee gudaha u galay Hotelka Naasa hablood.

Read More
Uncategorized

Wasiirka batroolka iyo Macdanta oo maanta hortagaya Xildhibaanada Golaha Shacabka.

Muqdisho-KNN-Sida ay Sheegayaan Wararka Waxaa Saakay Xildhibaanada Golaha Shacabka hortagi doono Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya Cabdirashiid Maxamed Axmed. Ajendaha kulanka ayaa ah.

Read More
Uncategorized

Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee koofur galbeed oo Sheegay in naftiisa oo kala Soo baxay Baydhabo.

Baydhabo-KNN-Sheekh Axmed C/laahi Xuseen (Fanax)  Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo la hadlay Saxaafada ayaa Waxaa uu sheegay in naftiisa.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (30-10-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Uncategorized

Shirka Madaxda Dowladda iyo kuwa Maamul Gobolleedyada oo Maalintii 2-aad galay

Muqdisho–KNN– Iyadoo Shalay Madaxtooyada Soomaaliya uu ka furmay Shirka u dhexeeya Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Madaxweyneyaasha Maamul Gobolleedyada Xubnaha ka ah Dowladda.

Read More
Uncategorized

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Hambalyo u diray Dowladda Turkiga

Muqdisho–KNN– Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre ayaa Shalay Gelinkii dambe ka qeyb galay Munaasabad loogu Dabaaldagayay Maalinta Xoriyadda Dalka Turkiga oo.

Read More
Uncategorized

Hogaamiyihii Catalonia oo dacwad lagu soo oogayo

Dacwad oogayaasha dalka Spain ayaa sheegay in ay diyaarinayaan dacwad ka dhan ah hogaamiyihii xilka laga qaaday ee Catalonia, Carlos Puigdemont,. Xafiiska madaxa.

Read More