Month: October 2017
Uncategorized

Madaxweynaha oo ka tacsiyeeyey geeridii Marxuum Xildhibaan Axmed Cashara.

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray qoyska, ehelada iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday, Allah ha.

Read More
Uncategorized

Jaamacad Carabta oo ka hadashay dadkii Shabaab ku dhameeyeen weerarkii Hotel-ka Naasa-hablood.

Muqdisho-KNN-Qoraal uu soo saaray Xoghayaha Ururka Jaamacadda Carabta ayaa looga hadlay qaraxii Qaraxii iyo weerarkii dagaalamayaasha Al-Shabaab ay ku qaadeyn Hotelka Naasa-hablood Labo.

Read More
Uncategorized

Wasiirka Macdanta iyo Badroolka oo hor tagay Baarlamaanka Golaha Shacabka.

Muqdisho-KNN-C/rashiid Maxamed Axmed Wasiirka Wasaarada Batroolka iyo Macdanta ee Xukuumada Soomaaliya ayaa maanta hor tagay Baarlamaanka Golaha Shacabka Soomaaliya oo kulan ku lahaa.

Read More
Uncategorized

Qatar “Muddo Shan bilood ah ayaa go’doon ugu jirnaa koox ka mid ah Dowladaha Carbeed”

Muqdisho-KNN-Amiirka Qatar ayaa sheegay in koox ka mid ah dowladaha Carabta ay xannibeen dalkiisa mudo shan bilood ah ay raadinayaan “isbeddel xasaasi ah”..

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{30-10-2017}

Muqdisho–KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya Sheekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(30-10-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (30-10-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur:-  Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed;-.

Read More
Uncategorized

Xildhibaan hore oo ku dhintay Dalka Canada.

Muqdisho-KNN-Alle ha u naxariistee Cawad Axmed Cashara oo ahaa Xildhibaan hore oo ka tirsanaa Baarlamaanka Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa ku geeriyooday Dalka Canada.

Read More
Uncategorized

Guddoomiyaha G/Banaadir oo amar dul dhigay Booyadaha iyo Gaadiid Xamuulka.

Muqdisho-KNN-Taabid Cabdi Maxamed Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho ayaa maanta soo saaray Wareegto uu ku mamnuucayo in Booyadaha aysan magaalada gudaheeda.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (30-10-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Axmed Maxamuud {Tuuryare} ;- Farsamadii:-.

Read More