Day: December 21, 2017
Uncategorized

Wararkii ugu dambeeyay Xaalada Degaanadii lagu Dagaalamay Ee Gobolka Sool

Sool–KNN–Wararka ka imaanaya deegaanka Gumburka oo ka tirsan gobolka Sool ayaa sheegaya in ciidamadii ugu badnaa abid Ee Puntland maanta deegaankaasi lagu daad.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (21-12-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Uncategorized

Dhageyso:-Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay Siideynta C/raxmaan C.shakuur Warsame

Muqdisho–KNN– Madaxweynaha Maamul Gobolleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo Saakay Wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Kulmiye ee Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay.

Read More
Uncategorized

Al-Shabaab oo weeraray Saldhig ay ciidamada Soomaaliya ku leeyihiin Afgooye.

Afgooye-KNN-Dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa xalay weerar ku qaaday saldhig ay Ciidanka Soomaaliya ay ku leeyihiin degmada Afgooye ee gobalka Shabeelaha Hoose, waxaana la sheegaya.

Read More
Uncategorized

Xildhibaano Sheegay in Mooshin xil ka qaadis ah ay ka wadaan Madaxweyne Farmaajo

Muqdisho-KNN-Sida ay qortay Wakaaladda Wararka ee routers xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa wada mooshin xilka looga qaadayo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo..

Read More
Uncategorized

Dhageyso:-Guddoomiye Taabid oo ka hadlay siideynta C/raxmaan C.Shakuur

Muqdisho–KNN– Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed oo qeyb ka ahaa Mas’uuliyiintii Dadaalka ugu jiray Siideynta Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur.

Read More
Uncategorized

Siyaasiga C.raxmaan Cabdishakuur Warsame oo Xabsiga laga siidaayay

Muqdisho–KNN–Siyaasiga Caanka ah ee C/raxmaan C/shakuur Warsame oo Maalmihii la soo dhaafay ku xirnaa Xabsi ay Maamulaan Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka.

Read More