Day: April 6, 2018
News in English

Somalia: opposing government troops fighting leads to displacement

Mogadishu-KNN- A fighting between government soldiers erupted in Mogadishu Thursday afternoon, Radio Kulmiye reports. The warning government troops organised as clan based trying to.

Read More
Uncategorized

Wadooyinka muqdisho oo mar kale la xiray

Muqdisho-KNN-Dadka reer muqdisho ayaa mar kale saakay ku waabariistay Ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo la soo dhoobay wadooyinka gobalka Banaadir. Ciidamada ayaa.

Read More
Uncategorized

Duubabka dhaqanka oo ku baxaya khilaafka G.Shacabka.

Muqdisho-KNN-Dubaabka dhaqanka Beelaha Soomaaliyeed ee soo dhisay Dowladda Soomaaliya ayaa walaac xoog leh ka muujiyay khilaafka ba’an ee ka dhax oogan xubnaha Golaha.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (06-04-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Uncategorized

Shacab ka Barakacay deyniile.

Muqdisho-KNN-Dagaalkii shalay ilaa xalay ka socday xaafado ka mid ah degmada deyniile ayaa sababay Barakaca boqolaal shacab oo ku noola aagga uu dagaalka.

Read More
Uncategorized

Faah faahin:-Dagaal xalay ka dhacay Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Xaalada degmada deyniile ayaa wali waxaa ka taagan xaalad cabsi ah waxaana is hor fadhiyo maleeshiyo isku heesta Xerada saban saban ee ku.

Read More
Uncategorized

Taliyayaashii Madaxtooyada oo xilalkii laga qaaday.

Muqdisho-KNN-Warar ay heshay Idaacadda Kulmiye ayaa xaqiijinaya in xilkii laga qaaday Taliyaha Ciidamada Madaxtooyada Soomaaliya iyo ku xigeenkiisa. Saraakiil iyo Shaqaale ka tirsan.

Read More