Day: April 6, 2018
Uncategorized

Wasaarada Gaashaandhigga oo ciidamo dhax dhaxaadin ah u dirtay maleeshiyo ku dagaalamay degmada Dayniinle.

Muqdisho-KNN-Saraakiisha ciidamada xoogga Soomaaliya ayaa sheegay in ciidamo ay kala dhax dhigeyn maleeshiyaad qaab qabiileed u abaabulnay oo labadii maalin ee la soo.

Read More
News in English

Somalia’s presidential guards commander in chief sacked

Mogadishu-KNN- The presidential guards commander Ahmed Mohamed also known as Af-addey has been sacked after a political turmoil in Mogadishu. The political struggle between.

Read More
Uncategorized

In kabadan 350 dhalinyaro oo maanta ka qeyb gashay tartan orod oo lagu qabtay Muqdisho

Muqdisho-KNN-Waxaa Maanta Muqdisho lagu soo gabagabeeyay tartanka Maalinta horumarinta Sportiga Adduunka iyo sidoo kale Maalinta Orodka gaaban ee Muqdishu Mini Marathone. Tartanka ayaa.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(06-04-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si.

Read More
Uncategorized

Qarax goor dhow ka dhacay Muqdisho

Muqdisho-KNN-Qarax xooggan ayaa goor dhow ka dhacay agagaarka Isgoyska KM4 ee magaalada Muqdisho, gaar ahaan wadada aada Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada.

Read More
Uncategorized

Kenya oo lacago dul dhigtay dagaalamayaal ka tirsan Al-shabaab

Muqdisho-KNN-Dowlada Kenya ayaa lacago duldhigtay 8 nin oo ay sheegeen in ay ka tirsan yihiin dagaalamayaasha Al-shabaab isla markaana ay qorsheynayeen in weeraro.

Read More
Uncategorized

Faafaahino ka soo baxaya nin hubeysan oo weeraray jaamacad ku taala Turkiga

Muqdisho-KNN-Nin hubaysan ayaa toogasho ku laayay shaqaale ka tir sanay jaamacad ku taalla magaalada Eskisehir ee dhacda waqooyiga galbeed ee dalka Turkiga. Warbaahinta.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Islaamka Iyo Nolasha (06-04-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Islaamka Iyo Nolasha  waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Cabdi Xakiin Faarx {Kooshin}.

Read More
Uncategorized

Wadooyinka Muqdisho oo saakay xirnay oo dib loo furay

Muqdisho-KNN-Waxaa dib loo furay wadooyinka muhiimka ah ee magaalada Muqdisho kadib markii Saakay dadka reer muqdisho ay mar kale ku waabariisteen Ciidamo ka.

Read More
Uncategorized

Maxaa u qabsoomay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir intii xilka uu haayay?

Muqdisho-KNN-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo marti ku ahaa barnaamijka Dood Furan ee ka baxa Telefeshinka Qaranka.

Read More