Day: April 7, 2018
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Kulanka KNN{3:00PM}{07-04-2018}

Muqdisho–KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Uncategorized

R/W Itoobiya oo jig jiga Booqday.

Jig jiga-KNN-Dr Abey Ahmed Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Dowladda Federaalka ah ee Itoobiya ayaa maanta booqasho ku tagay magaalada Jigjiga ee xarunta gobalka.

Read More
Uncategorized

Khayrre oo kormeeray Wasaaradda Howlaha Guud.

Muqdisho-KNN-Xasan Cali Khayrre Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta kormeer ku tagey xarunta Wasaaradda Howlaha Guud iyo dib uu dhiska Soomaaliya,waxaana la socday xubno.

Read More
Uncategorized

Xildhibaano ka socda Jawaari oo kulan la leh M/Farmaajo.

Muqdisho-KNN-Guddi Xildhibaano ah oo ka tirsan garabka Guddoomiyaha golaha shacabka Soomaaliya Maxamed Shiikh Cusmaan Jawaari ayaa hada kulan madaxtooyada Soomaaliya kula leh Madaxweynaha.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{07-04-2018}

Muqdisho–KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya Shiekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif Ajar aan la soo.

Read More
Uncategorized

Golaha Aqalka sare oo maanta warbixin ka dhageystay Danjire Cali saciid Fiqi

Muqdisho-KNN-Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta warbixin ka dhageystay Safiirka Soomaaliya u fadhiya Midowga Yurub  Danjire Cali Saciid Faqi oo maalmihii.

Read More
Uncategorized

Gudoomiye Jawaari oo maanta la kulamay Safiiro iyo xubna kale

Muqdisho-KNN-Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari Guddoomiyaha golaha shacabka ayaa maanta kulamo gooni gooni ah la qaatay qaar ka mid ah Safiirada wadamada caalamka u.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(07-04-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si.

Read More
Barnaamijyo Sports Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (07-04-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Adan Yusuf Axmed {Aqyaar} Farsamadii:-Iqra Axmed.

Read More
News in English

Somalia: AMISOM indicates its view of the current political crisis

Mogadishu-KNN- African Union mission in Somalia abbreviated as AMISOM has denied claims about it impose full control over the Lower House building of.

Read More