Day: April 10, 2018
Uncategorized

DHAGEYSO:-Soomaaliland oo ka hadashay Ganacsade lagu dilay Laascaanood

Muqdisho-KNN-Wasiirka arimaha gudaha Soomaaliland Maxamed Kaahin Axmed oo goor dhow la hadlay warbaahinta ayaa ka hadlay ganacsade caan ahaa oo habeen ka hor.

Read More
Uncategorized

Ruushka oo qorsheynaya in Saldhig Milatari uu ka sameysato Soomaaliland

Muqdisho-KNN-Warbaaahinta Wadanka Ruushka ayaa baahisay in Dowladda Dalkaasi ay raadineeyso in ay saldhig military ka hesho Geeska Africa gaar ahaan Deegaanadda Soomaaliland, Saldhigaasi.

Read More
Uncategorized

DHAGEYSO:-Sargaal ka tirsan Al-shabaab oo isku soo dhiibay Koofur-galbeed

Muqdisho-KNN-Sargaal sare oo ka tirsan dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa isku soo dhiibay maamulka Koofur-galbeed, kaas oo hadda lagu haayo xarunta dhaqan celinta ee maamulka.

Read More
Uncategorized

Dhalinyaro lagu afduubtay Garowe oo la siidaayay

Garowe-KNN-Waxaa maanta dib xuriyadoodii u helay laba dhalinyaro oo afduub loogu haystay magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland, kuwaas 10 cisho ka hor.

Read More
Uncategorized

M/gobolka Banaadir oo lagu dhaliilay wax ka qabasho la`aanta isku dhacyada ciidamo kawada tirsan dowlada

Muqdisho-KNN-Gudoomiyaha guddiga Arimaha Bulshada ee Aqalka sare baarlamaanka Soomaaliya Axmed Macalin Nuur Axmed Nadiir oo la hadlay Idaacada Kulmiye ayaa sheegay in shacabka.

Read More
Uncategorized

Wararkii ugu dambeeyay dagaal maanta ka dhacay Muqdisho

Muqdisho-KNN-Inta la xaqiijiyay 2 Askari ayaa geeriyootay 3 kalana way ku dhaawacmeen oo ah dhinacyadii dagaalamay sida ay Idaacada Kulmiye ay u sheegaan.

Read More
Uncategorized

Maxaabiis ka baxsaday Xabsi ku yaala dalka Koofur Afrika

Muqdisho-KNN-Koox maxaabiis ah oo xukun sugayaal ah, laguna tuhunsanaa dambiyo kala duwan ayaa markaliya oodda jabsaday xabsiga ugu weyn ee magaalada Johannesburg, ee.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{10-04-2018}

Muqdisho–KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya Shiekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(10-04-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si.

Read More
Sports

Wararka ugu waawayn ciyaaraha manta oo talaado ah.

Muqdisho-KNN-Maantoo kale sanadkii 1993 waxay taageerayaal badan oo Manchester United ay xasuusanyihiin 2badii gool ee ciyaaryahan Steve Bruce uu ka dhaliyay kooxda Sheffield.

Read More