Day: April 14, 2018
Sports

Inter Milan oo kusoo biirtay kooxaha danenaya Gareth Bale.

Muqdisho-KNN-Inter Milan ayaa noqotay kooxdii ugu dambeysay ee lala xiriiriyo xiddiga Real Madrid iyo xulka Wales Gareth Bale. Weeraryahankii hore ee Tottenham Hotspur.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Sports Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (14-04-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur  {Barakaat} Farsamadii:-Shaafici Yuusuf.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (14-04-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono  Maxamed Axmed Maxamuud [Tuuryare] Farsamadii:-Iqra.

Read More
Sports

Wararka ugu waawayn ciyaaraha maanta oo Sabti ah.

Muqdisho-KNN-Manchester United qadkeeda dhexe Ander Harrera ayaan la ogayn in uu qandareeska u cusboonaysiinayo kooxdiisa Old Trafford,  maadama xidigan Spain uu qandaraaskiisa ku.

Read More
Uncategorized

Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u duulay magaalada Dammaam ee Sacuudiga

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u ambabaxay Magaalada Dammaam ee dalka Sucuudiga, halkaas oo.

Read More
Uncategorized

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay Xoghayaha Guud ee Ururka Jaamacadda Carabta

Muqdisho-KNN-Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad oo ku sugan dalka Boqortooyada Sacuudiga ayaa la kulmay Xoghayaha Guud ee Ururka Jaamacadda.

Read More
Uncategorized

Ruushka, Suuriya iyo Iran oo ka jawaabay duqaynta reer Galbeedka ee Suuriya

Muqdisho-KNN-Danjiraha Ruushka u fadhiya dalka Maraykanka ayaa digniin uu bixiyey ku sheegay in cawaaqib ay ka dhalan doonaan weerarka lagu qaaday Suuriya. Af-hayeen.

Read More
Sports

Kulamada galabta iyo Caawa la ciyaari doono ee Premier League

Muqdisho-KNN-Kulanka ugu weyn ee isha lagu haayo ayaa ah kan u dhaxeeya kooxaha Tottenham vs Man City kaas oo caawa ka dhici doona.

Read More
Uncategorized

Ciidamada Booliiska oo soo qabtay dhalinyaro dhac lagu eedeeyay

Muqdisho-KNN-Ciidamada booliiska Soomaaliyeed ayaa soo bandhigay laba wiil oo dhalinyaro ah oo watey bistoolado been abuur ah oo laga sameeyey Alwaax, waxaana  sidoo.

Read More
News in English

Gulf crisis spills into Somalia as tensions with UAE soar.

Tensions between Somalia and the United Arab Emirates ratcheted up this week as Mogadishu ditched a military deal with its ally and seized.

Read More