Day: April 14, 2018
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Falanqaynta (14-04-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falanqaynta waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Cabdiwahaab Xuseen  Muxudiin:- Farsamadii:-Maxamed Dalal Maxamuud:-.

Read More
Uncategorized

Shil gaari oo khasaaro geystay oo ka dhacay Soomaaliland

Hargeysa-KNN-Shil gaari oo ka dhacay inta u dhaxeysa magaalooyinka Hargeysa iyo Barbara ayaa waxaa ku geeriyooday Korneyl Cabdiweli Cabdillaahi Warfaa, oo ahaa taliyaha hogaanka.

Read More
Uncategorized

Madaxweyne Farmaajo oo ku wajahan Sacuudiga

Muqdisho-KNN-Garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho Waxaa maanta ka duulaya Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo isagoona ku sii jeeda dalka.

Read More
Uncategorized

Xawaaladihii Soomaalida Canada oo la xiray

Muqdisho-KNN-Xawaaladaha Soomaaliyeed ee dalka Canada oo horey loo xiray in badan oo kamid ahaa oo waxaa laga soo reebay labo xawaaladood oo Soomaalida.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (14-04-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
News in English

Somalia and United Arab Emirates diplomatic tension reaches higher point

Tensions have been escalating between Somalia and the United Arab Emirates (UAE) after Mogadishu abandoned a military deal with Abu Dhabi and seized.

Read More
Uncategorized

Eng yariisow oo Xaflad saagootin ah u sameeyey Culimmadii ka qeyb gashay Shirweynaha Suufiyada

Muqdisho-KNN-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimadda Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa sheegay in marti gelinta shirka weynaha caalamiga ah ee Culummada Suufiyada.

Read More
Uncategorized

Mareykanka iyo xulafadiisa oo weeraray Suuriya

Muqdisho-KNN-Wadammada Mareykanka, Fransiiska iyo Britain ayaa duqeymo ay kaga jawaabayaan sunta la sheegay in dowladda Suuriya ay adeegsatay ka fuliyay gudaha wadanka Suuriya..

Read More
Uncategorized

Maamulka Hirshabeelle oo xil ka qaadis ku sameeyay taliyihii Nabad sugida Beladweyne iyo kan gobolkaba

Beladweyn-KNN-Maamulka Hirshabeelle ayaa is badalo ku sameynaya maamulka gobolka Hiiraan iyo Taliska ciidanka nabad sugida gobolkaasi. Shalay ayey aheed markii madaxweynaha maamulka Hirshabeelle.

Read More
Uncategorized

Bulshada Rayidka ee Koonfur Galbeed oo ka tala-dhiibtay dib-u-eegista Dastuurka

Baydhabo-KNN-Wasaaradda arrimaha Dastuurka XFS oo ay wehliyaan Guddiga La-Socodka Baarlamaanka,Guddiga Madaxa Bannaan ee Dib u eegista iyo Hirgelinta Dastuurka iyo wasaaradda Dastuurka Koonfur.

Read More