Day: April 22, 2018
Uncategorized

Aktarad caan ah oo Israel ka diiday Abaal marin lacageed kadib xad gudubka Isreal ee shacabka Falastiin.

Muqdisho-KNN-Aktaradda Mareykanka ah ee uu asalkeedu yahay Israel ,Natali Bortaman , ayaa diidday inay ka qeyb gasho Xaflad lagu qabanayay Magaalada Tel AVIV.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (22-04-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono  Maxamed Axmed Maxamuud [Tuuryare];- Farsamadii:-Iqra.

Read More
News in English

Europe helps US to conduct deadly drone attack: Amnesty Int’l

According to Amnesty International, since 2004 the UK, Germany, the Netherlands and Italy have assisted US in its deadly drone attacks on Afghanistan,.

Read More
Uncategorized

Xildhibaano ka tirsan Golaha shacabka oo sheegay inay ka fekaraya qofka ay Guddoomiye udooranayaan.

Muqdisho-KNN-Qaar ka mid ah mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in ay ku dadaali doonaan sidii ay ugu feegjignaan lahaayeen, Guddoonka Golaha shacabka ay.

Read More
Uncategorized

Maamulka G.Hiiraan”Waxaan wadnaa dadaalo looga hortaga fatahaada Webiga Shabeelle”

Beladweyne-KNN-Maamulka gobolka Hiiraan ayaa bilaabay dadaalo ay ugu hortagayaan saameyn ka dhalankarta fatahaada Webiga Shabeele ee mara gobolka kaasi. Mas`uuliyiinta maamulka gobolka ayaa.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Falanqaynta (22-04-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falanqaynta waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Cabdiwahaab Xuseen  Muxudiin:- Farsamadii:-Maxamed Dalal Maxamuud:-.

Read More
Uncategorized

Turkiga oo amaanay daryeelka loo fidiyo maxaabiista xabsiga dhexe ee Muqdisho

Muqdisho-KNN-Dowladda Turkiga ayaa tallaabo wanaagsan ku tilmaamay hannaanka loo Daryeello Maxabiista  Soomaaliyeed ee ku xiran Xabsiga dhexe ee Xamar kaddib markii Danjiraha dowladdaas.

Read More
Uncategorized

Xiisad dagaal oo u dhaxeysa Soomaalida iyo Oramada oo ka taagan deegaanka Mooyaale

Mooyaale-KNN-Wararka ka imaanaya deegaanka Mooyaale ee ku yaala sooh-dinta u dhaxeysa wadamada Soomaaliya, Ehtiopia iyo Kenya aya waxay sheegayaan in halkaasi ay ka.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (22-04-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Uncategorized

Booliiska Sacuudiga oo baaraya Diyaarad Drones oo xalay ay ku soo rideyn Riyadh

Muqdisho-KNN-Ciidamada Booliiska dalka boqortooyada Sacuudiga ayaa faafaahin ka bixiyay Rasaas xalay laga maqlayay magaalada Riyadh iyo Diyaarad Drones ah oo lagu soo riday.

Read More