Day: April 26, 2018
Uncategorized

Shir looga hadlayay amniga oo lagu soo gaba gabeeyay Garowe

Muqdisho-KNN-Magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland ayaa waxaa lagu soo gaba gabeeyay shir hal maalin socday oo looga hadlayay amniga Soomaaliya, kaas oo.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Falanqaynta (26-04-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falanqaynta waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Cabdiqani Cabdullaahi Ibraahim:- Farsamadii:-Shaafici yuusuf daahir:-.

Read More
Uncategorized

Madaxweynaha Iraan oo Weerar afka ah ku qaaday Trump

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Iran, Xasan Ruuxaani, ayaa si kulul ugu hadlay hadalada ka soo baxaya Madaxweynayaasha Mareykanka iyo Fransiiska kuwaas oo ku kulmay dalka Mareykanka.

Read More
Uncategorized

Hab suuq madow ah oo Muqdisho lagu kala iibsado Hub laga bixiyay Xerada Jeneraal Gordan

Muqdisho-KNN-Suuqyada magaalada Muqdisho ayaa la sheegay in maalmihii dambe lagu kala iibsanayay hubka laga  bixiyay xerada Generaal Gordan ee degmada Hodan ee Gobolka.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (26-04-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Uncategorized

Hadal jeedinta Musharaxiinta oo maanta la soo gaba gabeynaayo

Muqdisho-KNN-Maanta ayaa waxaa la soo gaba gabeynayaa hadal jeedinta musharaxiinta u taagan qabashada xilka Guddoomiyaha Golaha shacabka, taas oo sida ay sheegeen guddiga.

Read More
Uncategorized

Dowlada Soomaaliya oo baareyso heshiis lala galay Shirkada SKA

Muqdisho-KNN-Dowlada Soomaaliya ayaa sheegtay in ay baaritaan ku sameyneyso heshiis la sheegay in lala galay Shirkad layiyaarho SKA oo laga leeyahay dalka Imaaraadka..

Read More