Day: April 26, 2018
Uncategorized

Faafaahino laga helayo hub laga bixiyay xerada J.Gordan oo Muqdisho lagu iibiyo

Muqdisho-KNN-Warbixin dheer oo ay qortay wakaaladda wararka Reuters ayaa lagu sheegay in magaalada si caadi loogu iibinayo hub laga qaaday xerada ay dawlada.

Read More
Uncategorized

Faarax Macalim oo dhaliilay madaxda Maamul Goboleedyada

Muqdisho-KNN-Xildhibaan Faarax Macalin oo horey u soo noqday Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Kenya oo hadana ka mid ah Xildhibaanada baarlamaanka Kenya ayaa waxaa.

Read More
Uncategorized

Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland oo war ka soo saaray Imaaraadka

Muqdisho-KNN-Madaxweynayaasha maamulada Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo sido kale Juba-land Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa maalamhan ku sugan Magaalada Dubai ee caasimada.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{26-04-2018}

Muqdisho–KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya Shiekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(26-04-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si.

Read More
Sports

Liverpool oo iska diiday dalab uga yimid kooxda Real Madrid kaas oo ay ku doonayaan Mohamed Salah

Muqdisho-KNN-Liverpool ayaa lagu soo waramayaa inay u sheegtay Real Madrid inaysan iibin doonin Mohamed Salah xagaaga soo aadan, iyadoo warar soo baxaya ay.

Read More
Uncategorized

Turkiga oo tababar siinaya Booliiska Kenya

Muqdisho-KNN-Dowladda Turkiga ayaa qorshaynaysa inay tababar dhinacyo badan leh siiso Saraakiil ka tirsan Ciidanka Boliiska Kenya, sida laga soo xigtay masuul ka tirsan.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Sports Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (26-04-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Adan Yusuf Axmed {Aqyaar} Farsamadii:-shaafici Yusuf.

Read More
Uncategorized

Jubbaland oo dib u dhigtay Maxkamadeynta Askari horay u dilay Xaaskiisa

Kismaayo-KNN-Maxkamada ciidamada Qalabka sida ee maamulka Jubbaland ayaa sheegtay in ay dib u dhigeyn maxkamadeyna Askari ka tirsanay ciidamada maamulka Jubbaland oo horay.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (26-04-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono  Maxamed Cabdisalaan Cumar Farsamadii:-Shaafici yuusuf.

Read More