Day: April 29, 2018
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(29-04-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si.

Read More
Uncategorized

Golaha iskaashiga maamul Goboleedyada oo war ka soo saaray fatahaada Wabiga Beladweyne

Muqdisho-KNN-Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyadu ayaa dhankooda ka hadlay xaalada adag ee ka dhalatay fatahaad Wabiga shabee ee uu ka sameeyay magaalada Beladweyne taas.

Read More
Uncategorized

Golaha Aqalka sare oo maanta ka arinsanaya xaalada fatahaada Beladweyne

Muqdisho-KNN-Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya  ayaa maanta kulanka ay isugu imaanayaan kaga hadlaya arimo kala duwan oo ay ka midtahay fatahaada Webiga.

Read More
Barnaamijyo Sports Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (29-04-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Adan Yusuf Axmed {Aqyaar} Farsamadii:-shaafici Yusuf.

Read More
Uncategorized

Ciidamada amaanka ee Muqdisho oo gacanta ku dhigay nin la sheegay in uu xero Qaraxyada

Muqdisho-KNN-Ciidamada amaanka ee magaalada muqdisho ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeyn nin lagu eedeeyay in uu ka dambeeyay Qarax lagu xeray Gaari.

Read More
News in English

Feature: Displaced persons in Somalia on receiving end as floods wreak havoc.

internally displaced persons in Somalia are once again staring at a humanitarian crisis as torrential rains accompanied by floods wreak havoc in their.

Read More
Uncategorized

Dowlada Soomaaliya oo talaabo u qaaday in laga cafiyo deynta lagu leeyahay

Muqdisho-KNN-Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle  Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee xukuumada Soomaaliya oo maanta Shir jaraa’id ku qabtay  magaalada Muqdisho ayaa waxaa si qotodheer ugu hadlay.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (29-04-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono  Maxamed Axmed Maxamuud [Tuuryare];- Farsamadii:-Iqra.

Read More
Uncategorized

Madaxweyne Waare “Beladweyne waxaa ka barakacay Qoysas kabadan 150,000”

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare, ayaa ku baaqay in Dadka ku dhibaataysan daafaha magaalada Baladweyen loo sameeyo gurmad ballaaran, kuwaas oo ka.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Falanqaynta (29-04-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falanqaynta waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Cali Ibraahim Cabdullahi:- Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed:-.

Read More