Day: April 29, 2018
Uncategorized

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka tacsiyeeyay Geeridda Xillibaan Golaha Shacabka ka tirsan

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Dowladda Fedraalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray dhammaan eheladda iyo saaxiibaddii uu ka geeriyooday Alla ha uy naxatiistee Xildhibaan.

Read More
Uncategorized

Wafdi ka socda Dowlada Soomaaliya oo maanta ka qeyb galaya Ciyaarta ka dhacaysa dalka Burundi

Muqdisho-KNN-Waxaan maanta la filayaa in Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ay ka ambabaxaan masuuliyiin ka tirsan dowlada federaalka Soomaaliya, si.

Read More
Sports

Xulalka Soomaaliya iyo Tanzania oo Maanta Ciyaar kulul ku dhexmari doonta Dalka Burundi.

Muqdisho-KNN-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka yar tahay 17ka sano ayaa u soo baxay cayaarta kama dambaysta ah ee koobka CECAFA U17 ee.

Read More
Uncategorized

Galmudug oo Ku baaqday in gurmad deg deg ah lala gaaro shacabka ku nool Magaalada Baladweyne.

Muqdisho-KNN-Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan Madaxa Xukuumadda Galmudug oo warbaahinta kula hadlay dhuusa mareeb  ayaa sheegay in Galmudug ay door muhiim ah ka qaadan doonto.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (29-04-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
News in English

Canada continues to provide much-needed humanitarian assistance in Somalia

Canada is providing assistance to address the critical needs of the millions of people in Somalia who continue to face hunger, disease, displacement,.

Read More
Uncategorized

Wafdi ka socda Dowlada oo maanta ku wajahan Beladweyne

Muqdisho-KNN-Wafdi balaaran uu hogaaminaya Ra`iisul Wasaare ku xigeynka dalka Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta lagu wadaa in ay gaaraan magaalada Beladweyne ee xarunta.

Read More
News in English

Somalia, US and UAE relations telltale of suspicions.

In February this year, Somali judge Abdulqawi Ahmed Yusuf was elected the president of the International Court of Justice (ICJ). A few weeks.

Read More
Uncategorized

Xildhibaan ka tirsanay Golaha Shacabka oo xalay ku geeriyooday Muqdisho

Muqdisho-KNN-Allaha unaxariistee waxaa xalay magaalada Muqdisho ku geeriyooday Xildhibaan Khaliif C/llaahi Dheere oo ka mid ahaa Baarlamaanka Soomaaliya. Xildhibaan Khaliif ayaa maalmihii ugu dambeeyay.

Read More