Day: August 18, 2018
Barnaamijyo Faalooyin Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Xog Wareysi (18-08–2018)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Uncategorized

DHAGEYSO:- Barnaamijka Tala Wadaag Qeybtiisa Siyaasada {18-08-2018}

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Tala Wadag  qeybtiisa Siyaasada waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Axmed Maxamed.

Read More
Somali News

Dhageyso:-Agaasimaha waaxda canshuuraha dekadda Muqdisho “ma ahi baxsad”

Muqdisho-KNN-Galinkii danbe ee maanta dekadda Muqdisho  waxaa gudaha ugalay,  ciidammo ka tirsan Booliska Soomaaliya,  waxa  ayna si gooniya u beegsadeen waaxda canshuuraha ee.

Read More
Barnaamijyo Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (18=08=2018)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Cabdiqani Cabdullahi Ibraahim iyo  Cabdiwahaab.

Read More
Somali News

Taariikh nololeedka Kofi Annan

Muqdisho-KNN-Waxa uu ahaa iskuulkiisa kuleejada ah ee ku yaallay galbeedka Africa meesha uu Kofi Annan – ninka marka dambe noqon doona dublamaasiga ugu.

Read More
Somali News

Gudoomiyaha gobolka Banaadir oo qoys la dulmiyay u ballanqaaday cadaalad

Muqdisho-KNN-Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa  Muqdisho Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisoow ayaa ku qaabilay xafiiskiisa qoys danyar ah oo gurigooda si xoog ah.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Galab Wanagsan (18-08-2018)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-Maahir.

Read More
Somali News

W/arrimaha gudaha oo furtay shirka wadatashiga diyaarinta hanaanka Qaran ee dib u heshiisiinta

Muqdisho-KNN-Shir looga hadlayay wadatashiga diyaarinta hanaanka dib uheshiisiinta Qaran oo loo sameeyo hay’adaha kala duwan ee dowladda ayaa maanta waxa laga furay caasimadda.

Read More
Somali News

Gudoomiyaha B/Puntland oo maanta qabtay mooshin cusub

Garoowe-KNN-Xubnaha golaha Barlamaanka Puntland, ayaa maanta waxa ay gudbiyeen mooshin ka dhan ah shirkad Imaaraadka laga leeyahay oo  kal hore la sheegay in.

Read More
Somali News

Xubno ka tirsan dekadda Muqdisho oo xabsiga la dhigay

Muqdisho-KNN-Ciidamada amaanka ayaa goordhaw waxa ay xabsiga dhigeen lix qof oo la sheegay in ay ka tirsanaayeen waaxda canshuuraha dekadda Muqdisho. Lixdan qof.

Read More