Day: August 20, 2018
Barnaamijyo Sports Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (20-08-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Adan Yusuf Axmed {Aqyaar} Farsamadii:-Iqra Axmed.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Ogaal (20-08-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono  Maxamed Axmed Maxamuud [Tuuryare];- Farsamadii:-Iqra.

Read More
Sports

Ronaldo malahan, taageero Malahan,

Muqdisho-KNN-Kooxda Los Blancos ayaa bilaawatay xalay kulankii 1aad horyaalka Laliga xili ciyaarewdkan iyagoo dheelaya xagaagan Ronaldo La’aan. Kooxda Real Madrid ayaa 10 sano.

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo dalka dib ugu soo laabtay

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, kadib safar dhowr maalmood qaatay oo uu.

Read More
Somali News

Dagaal ka dhacay deegaan ku dhaw Balcad

Balcad-KNN-Ciidammada Milatariga Soomaaliya iyo dagaalamayaal ka tirsan Shabaab ayaa xalay waxa ay ku dagaalameen deegaan hoostaga degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha dhexe. Al-Shabaab.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (20-08-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cabdiqani Cabdullahi Ibraahim :- Farsamadii:–Iqra Axmed Maxamuud:–.

Read More
Somali News

Howlgal saaka ka socda magaalada Marko

Marko-KNN-Wararka ka imaanaya magaalada Marka ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in saaka halkaa ciidamada Milatariga Soomaaliya ay ka bilaabeen howlgal,.

Read More
Somali News

Labada Kuuriya oo dib u mideynaya Qoysas kala maqnaa.

Muqisho-KNN-Koox Waayeello ah oo u dhashay Wadanka Kuuriyadda koofureed ayaa u safraya Kuuriyada Woqooyi si ay u arkaan qaraabadooda oo aysan arkin tan.

Read More
Barnaamijyo Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (20-08-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Kenya oo gaadiidka rakaabka ah u diiday in dadka Soomaalida ah ay u qaadaan caasimadda Nairobi.

Gaarisa-KNN-Dowladda Kenya ayaa shirkadaha Basaska iyo gaadiidka kale ku shaqeysta waxa ay uga digtay in ay Dadka Soomaalida ah ka caawiyaan safarrada ay.

Read More