Day: January 6, 2019
Barnaamijyo Sports Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (06-01-2019)

Muqdisho:-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur (Barakaad):- Farsamadii:-Iqa Axmed.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Ogaal (06-01-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Axmed Maxamuud [Tuuryare]:- Farsamadii:-Cabdirisaaq Xasan.

Read More
Somali News

Howlgal lagu dilay xubno Shabaab ah oo ka dhacay Jubada Hoose

Garoowe-KNN-Howlgal qorsheysan ayaa ciidamada Jubbaland waxaa ay ka fuliyeen Deegaanka Handaraaf ee Gobalka Jubada Hoose. Waxaana la sheegay in howlgalka laga fuliyey degaan.

Read More
Somali News

AKHRISOP:-Isdiiwaan gelinta Musharixiinta oo Bilaabatay.

Garoowe-KNN-Maanta  ayaa waxaa Magaalada garoowe  ka socota qabashada araajida musharixiinta u taagan xilalka madaxweynaha iyo madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland. Gudiga doorashad madaxweynaha iyo.

Read More
Somali News

qarax ka dhacay Masar.

Muqdisho-KNN-Wararka ka imaanaya magaalada Qaahira ee Dalka Masar ayaa sheegay in qarax sababay khasaare dhimasho iyo dhaacay uu ka dhacay gudaha caasimadda dalkaasi..

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (06-01-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:- Maxamed Cali Maxamed :- Farsamadii:– Cabdi.

Read More
Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (06-01-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Ciidamada amaanka oo saakay Baaritaano Hor leh ka wada Afgooye.

Muqdisho-KNN-Ciidamada amaanka ayaa saakay ayaa baaritaano waxaa ay ka wadeen xaafadaha ay ka kooban tahay degmada Afgooye ee Gobalka Shabeelaha Hoose. Baaritaano ayaa.

Read More
Somali News

Dilalka ka dhaca Muqdisho oo kordhay.

Muqdisho-KNN-Koox hubeysan ayaa xalay waxaa ay qof shacab ah ku dileen xaafada xoosh degmada Dharkeylay ee Gobalka Banaadir. Dadka deegaanka ayaa sheegay in.

Read More
Somali News

Q.M oo Markale War ka soo saartay Ceyrinta Haysom.

Muqdisho-KNN-Golaha Amaanka ee QM ayaa sabtigii waxaa ay muujiyeen qoomamadooda ku aadan cayrinta Ergaygii xoghayaha guud ee QM, laakiin waxay ku dareen in.

Read More