Day: January 9, 2019
Somali News

Dilal ka dhacay Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Koox hubeysan ayaa  maanta waxaa ay labo askar ay ku dileen Ex-kontorool ee Afgooye gaar ahaan degmada hodan ee Gobalka Banaadir. Labada askari.

Read More
Somali News

SAWIRRO:-Madaxweyne Deni oo kulan deg deg ah la qaaday Saraakiisha Amniga.

Madaxweynaha la doortay ee  Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi deni ayaa saacado kadib doorashadiisii waxaa uu Maanta kulan deg deg ah la qaatay laamaha.

Read More
Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE (09-01-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka maanta.

Read More
Barnaamijyo Sports Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (09-01-2019)

Muqdisho:-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur (Barakaad):- Farsamadii:-C/risaaq Xasan.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Ogaal (09-01-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:- Cabdullahi Maxamed Cal :- Farsamadii:-Iqra Axmed Maxamuud :-.

Read More
Somali News

Axmed Madoobe oo weli abaabul dagaal ka wado Afmadow.

Afmadow-KNN-Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam(Madoobe) ayaa dhaq dhaqaaqyo iyo abaabul dagaal weli waxaa uu ka wadaa degmada Afmadoow ee Gobolka Jubbada Hoose..

Read More
Somali News

Ingiriiska oo Saldhig ka furanaya deegaanada Soomaaliland.

Muqdisho-KNN-Dowladda Ingiriiska ayaa waxaa ay ku biirtay Dowladaha Ruuska iyo Imaaraadka Carabta si ay Saldhig military uga hesho Soomaaliland, sida uu daabacay Wargeyskla.

Read More
Somali News

Urur Gobaleedka IGAD oo Fariin u dirtay Puntland.

Muqdisho-KNN-Urur Goboleedka IGAD ayaa soo saaray dalab ay u direen Madaxaweynaha Cusub ee Puntland Saaciid Cabdullaahi Dani kadib markii uu shalay ku guuleystay.

Read More
Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{09-01-2019}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinayaShiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (09-01-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cali Ibraahim Cabdullahi:- Farsamadii:–Iqra Axmed Maxamuud.

Read More