Day: January 12, 2019
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (12-01-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:- Cabdiqani Cabdullahi Ibraahim :- Farsamadii:–Iqra.

Read More
Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (12-01-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka oo Maanta baaqday.

Muqdisho-KNN-Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya  ayaa xalay lagu Wargeliyay in Maanta oo sabti ah uu baaqday kadib markii waqti ka sii horeeyay.

Read More
Somali News

Puntland oo sheegtay in ay la shaqeyn doonto Dowladda dhexe

Muqdisho-KNN-Wafdiga ay u dirtay dowladdaSoomaaliya ee ku sugan  magaalada Garoowe ee Gobalka Nugaal islamarkaana kulamo halkaasi kula qaatay madaxweynaha cusub ee maamulka puntland.

Read More
Somali News

Mudaharaadayaal Imaam Masjid ku qasbay in uu Banaan baxa ka qayb galo.

Muqdisho-KNN-Imaam Suudaani oo Dalkaas Saameeyn ku leh ayaa laga soo saaray masjid ku yaala Magaaladda Caasimadda ah ee Khartuum, kadib markii Dadkii Masjidka.

Read More