Day: January 12, 2019
Somali News

Shaqooyinka qaar ee dowlada mareykanka oo xiran taariikhda intii ugu badneed.

Muqdisho-KNN-Kumanaan ka tirsan shaqaalaha mareykanka ayaa waxaa soo wajahay mushaar la’aan kadib markii ay dheeraatay xirnaashaha shaqooyinka qaar ee dowlada mareykanka. Muranka u.

Read More
Somali News

Golaha guurtida Somaliland oo kulan xasaasi ah leh.

Hargeysa-KNN-Xoghayaha Guud ee Golaha Guurtidda Somaliland Garyaqaan Cabdinaasir Aadan Beegsi ayaa sheegay in maanta Golaha guurtida Somaliland ay kulan aan caadi aheyn ay.

Read More
Somali News

Madaxweyne Deni oo Kulan la qaatay Masuuliyiinta Wasaarada Maaliyada Puntland.

Garoowe-KNN-Madaxweynaha Maamulka  Puntland Siciid Cabdullaahi deni iyo Madaxweyne kuxigeen Axmed Cilmi Cismaan ayaa kulan la yeeshay madaxda wasaaradda Maaliyadda ee Maamulkaasi. Ilo ka.

Read More
Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE (12-01-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka maanta.

Read More
Barnaamijyo Sports Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (12-01-2019)

Muqdisho:-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur (Barakaad):- Farsamadii:-C/risaaq Xasan.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Ogaal (12-01-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Axmed Maxamuud [Tuuryare]  :- Farsamadii:-Iqra.

Read More
Somali News

Ciidamo Ajaanib ah oo weerar ka fuliyay Shabeelaha Hoose.

Muqdisho-KNN-Wararka laga helayo Gobalka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in mareykanka ay weerar ku qaadeen deegaan lagu magacaabo Hantiwadaag oo ku yaala Gobalkaasi. Dadka.

Read More
Somali News

SAWIRRO:-Maxkamada Ciidamada oo Maanta xukun riday.

Muqdisho-KNN-Maxkamada Ciidamada qalabka sida ayaa maanta waxaa ay xukun ku riday askari lagu magacaabo  Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Kumbud) ,kaasi  oo loo  heysto  in.

Read More
Somali News

Madaxweyne xigeenka Puntland oo ku wajahan Sool.

Garoowe-KNN-Wararka ka imaanaya Gobalka Sool ayaa sheegaya in madaxweyne ku-xigeenka cusub ee Maamulka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash uu Maanta  ku wajahan yahay.

Read More
Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{12-01-2019}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinayaShiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More