Day: January 24, 2019
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (24-01-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cali Ibraahim Cabdullahi:- Farsamadii:– Cabdi risaaq.

Read More
Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (24-01-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

DHAGEYSO:-Itoobiyaan xalay dil iyo dhaawac looga geystay Boosaaso

Boosaaso-KNN-Kooxo hubeysan ayaa xalay Magaalada Boosaaso waxaa  ay ku weerareen tahriibayaal  u dhashay dalka Itoobiya oo ku sugnaa Magaaladaasi Taliska Booliska Magaalada Boosaaso.

Read More
Somali News

Shabaabkii ugu badnaa oo lagu dilay Jilib.

Jilib-KNN-Howlgal qorsheysan oo ay fuliyeen ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Xoogga dalka ayaa lagu dilay saraakiil  iyo dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab,.

Read More
Somali News

Dad ku dhintay toogasho ka dhacday Dalka Mareykanka.

Muqdisho-KNN-Nin hubeeysan ayaa dilay Shan qof kadib markii uu weerar ku qaaday Bangi ku yaala Magaaladdda Florida ee Dalka Mareykanka, sida ay booliisku.

Read More