Day: January 24, 2019
Somali News

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo maanta gaaray Garowe

Garowe-KNN-Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdulaahi iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland. Guddoomiyaha.

Read More
Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE (24-01-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka maanta.

Read More
Somali News

Gudoomiye laameed ka tirsan Degmada Wadajir oo lagu dilay Muqdisho

Muqdisho-KNN-Koox ku hubeysan bistoolad ayaa Maanta waxaa ay degmada Waaberi  ee Gobolkan Banaadir ay ku dileen  Guddoomiye laameed ka tirsanaa Waaxda Timacade ee.

Read More
Somali News

Soomaaliland oo digniin u dirtay Gaadiidleyda.

Hargeysa-KNN-Xasan Cumar Faarax Taliye ku xigeenka Ciidamada Nabad gelyada wadooyinka ee Gobalka Sanaag ee Soomaaliland oo la hadlay warbaabinta ayaa waxaa uu digniin.

Read More
Barnaamijyo Sports Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (24-01-2019)

Muqdisho:-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur (Barakaad):- Farsamadii:-C/risaaq Xasan.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Ogaal (24-01-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:- Cabdullahi Maxamed Cal :- Farsamadii:- Cabdirisaaq Xasan.

Read More
Somali News

ONLF oo War ka soo saartay muranka ka taagan Jigjiga.

Muqdisho-KNN-War saxaafadeed kasoo baxay ururka ONLF ayaa lagu sheegay in shacabka soomaalida ee ku nool Dowlad Deegaanka ay xaq u leeyihiin inay ka.

Read More
Somali News

Maxkamada Ciidamada oo maanta xukun ku riday Askar ka tirsan Dowladda.

Muqdisho-KNN-Maxkamadda Darajada koobaad ayaa Maanta Labada eedeysane oo horay ugu tirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka ku ridday xukunno kala duwan, markii isbaaro ay iyagu.

Read More
Somali News

Wasiir Maareeye oo digniin u diray Shirkadaha Korontada.

Muqdisho-KNN-Maxamed Cabdi Xayir Maareeye Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee xukuumadda Soomaaliya ayaa ku goodiyay  in Shirkado Shisheeye ay keeni doonaan hadii aaney Shirkadaha.

Read More
Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{24-01-2019}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinayaShiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More