Day: January 24, 2019
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Xog Wareysi (24=01=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga.

Read More
Somali News

Ciidamada xoogga oo Al-shabaab kala wareegay deegaanka Janaay Cabdalla.

Muqdisho-KNN-Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa Maamulka Jubbaland ayaa maanta dagaalamayaasha Al-shabaab kala wareegay deegaanka Janaay Cabdalla ee Gobolka Jubbada Hoose. Deegaanka Janaay Cabdalla.

Read More
Somali News

Diyaarado dagaal oo maanta duqeyn ka fuliyay Gobalka Bay.

Muqdisho-KNN-Ciidamo ka tirsan militariga Soomaaliya iyo kuwa Mareykanka ayaa maanta weerar iyo duqeymo ka fuliyay saldhig dagaalamayaasha Al-shabaab ay ku leeyihiin degmada Buurhakaba.

Read More
Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (24=01=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-  Cabdiqani Cabdullahi Ibraahim iyo .

Read More
Somali News

Uganda oo ciidamo u soo diraysa Soomaaliya.

Muqdisho-KNN-Dowladda Uganda ayaa sheegtay in Soomaaliya ay usoo dirayso 13 kamid ah ciidamadeeda booliska kuwaas oo la shaqeen doono ciidamada nabad ilaalinta midowga.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Galab Wanagsan (24-01-2019)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanagsan ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-   Burhaan Diini.

Read More
Barnaamijyo Kalamaan Uncategorized

Dhageyso:-Xubinta Kalamaan ee Radio Kulmiye {24-01-2019}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Xubinta Kalamaan oo ah Xubinta Xiiso leh Halkaan Ka Dhageyso Xubinta kalamaan:-

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Kulanka KNN (24-01-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

SAWIRRO:- Madaxweyne Waare oo maanta furay Kalfadhiga 5aad ee Baarlamaanka Hirshabeelle.

Jowhar-KNN-Madaxweynaha maamulka HirShabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo ku xigeenkiisa Cali Guudlaawe ayaa maanta furay Kalfadhiga 5aad ee Golaha Wakiilada HirShabeelle. Madaxweynaha ayaa Khudbad.

Read More
Somali News

Daacish oo soo bandhigtay Sawirada iyo magacyada qaar ka mid ah Xubnihii looga dilay Soomaaliya

Dagaalamayaasha Ururka Daacish ee ka dagaalama Soomaaliya iyo wadamo kale ayaa maanta soo bandhigay Magacyadda raggii looga dilay Soomaaliya sanadyadii ugu dambeeyay. Daacish.

Read More