Day: March 9, 2019
Somali News

Guddiga qaban qaabada Aaska Marxuum Wasiir Xoosh oo faah faahin bixiyay

Wasiir ku xigeenka Wasaaradd Dastuurka Soomaaliya Xuseen Cabdi Cilmi, sidoo kalane ah Xubin katirsan Guddiga qaban qaabada Aaska Marxuum Wasiir C/raxmaan Xoosh Jibriil.

Read More
Somali News

Sheekh Shaakir oo kulama la qaatay Guddiga doorashooyinka Qaranka

Muqdisho-KNN-Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yarey) Gudoomiyaha Guddiga doorashooyinka ayaa kulan magaalada Dhuusamareeb kula qaatay mas’uuliyiin maamulka Galmudug. Mas’uuliyiinta ay la kulantay waxaa kamid.

Read More
Barnaamijyo Sports Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (09-03-2019)

Muqdisho:-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:Maxamed Shuuriye Nuur (Barakaad):- Farsamadii:-Cabdi Risaaq.

Read More
Barnaamijyo

Dhageyso:-Barnaamijka Ogaal (09-03-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:- Maxamed Axmed Maxamuud [Tuuryare] :- Farsamadii:-Iqra Axmed.

Read More
Somali News

Meydka wiil dhalinyaro ah saakay lagu arkay Muqdisho

Muqdisho-KNN-Meydka wiil dhalinyaro ah ayaa saakay laga helay qayb kamid ah dhismaha Hotel Kuwait Palaza oo ka soo horjeeda Hotel Maka Al-Mukarama ee.

Read More
Somali News

Faah faahin:-Qarax xalay ka dhacay magaalada Muqdisho

Muqdisho-KNN-Qaraxaan ayaa xalay ka dhacay darbiga ama dhabarka dambe guri ku yaala ka soo horjeedka Warshadda Taraqa iyo Sigaarka ee wadada Warshadaha sida.

Read More
Somali News

R/W Kheyrre oo baajiyey safarkiisii Kismaayo

Kismaayo-KNN-Waxaa maanta baaqday safarkii lagu waday in uu magaalada Kismaayo ku gaaro Reysal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre oo diyaar garowga soo dhaweyntiisa.

Read More
Tafsiir

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{09-03-2019}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinayaShiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (09-03-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:- Cabdiqani Cabdullaahi Ibraahim:- Farsamadii:–Iqra.

Read More
Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (09-03-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More