Day: March 13, 2019
Somali News

Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta khudbad ka jeedinaya xiritaanka shir madaxeedka Afrika

Muqdisho-KNN-Shir madaxeedka Hoggaamiyaasha Afrika ee Afrika Now ayaa lagu wada in maanta lagu soo gaba gabeeyo magaalada Kampala ee xarunta dalka Yugandha kaas.

Read More
Somali News

Mareykanka oo Sare u qaaday duqeymaha uu ka fuliyo Dalka.

Muqdisho-KNN-Ciidamada mareykanka gaar ahaan kuwooda ka hawlgala gudaha Soomaaliya ayaa sara u qaaday duqeymaha ay la beegsanayaan dagaalamayaasha al-Shabaab iyagoona sanadkan oo qura.

Read More
Somali News

DHAGEYSO:-Faahfaahino ka soo baxaya dagaal maanta ka dhacay Gaalkacyo.

Gaalkacyo-KNN-Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee Gobalka Mudug. Inta la xaqiijiyay 2 qof ayaa ku geeriyooday.

Read More
Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE (13-03-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:- Maxamed.

Read More
Somali News

Puntland oo Ciidamo kala dhigtay Maleeshiyo ku dagaalamay Gaalkacyo

Gaalkacyo-KNN-Maamulka Magaalada Gaalkacyo ee Puntland ayaa Ciidamo kala dhax-dhigay Maleeshiyo beeleed maanta ku dagaalamay Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug, dagaalkaas oo.

Read More
Somali News

Qarax maanta ka dhacay suuq ku yaalo Gobalka Bay

Baydhabo-KNN-Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax miino oo maanta ka dhacay degaanka Goof-Gaduud oo katirsan Gobalka Bay waxaana la sheegayaa in.

Read More
Barnaamijyo Sports Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (13-03-2019)

Muqdisho:-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:Maxamed Shuuriye Nuur (Barakaad):- Farsamadii:-Cabdi Risaaq.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (13-03-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:- Cabdullahi Maxamed Cali :- Farsamadii:-Maxamed Dalal Maxamuud :-.

Read More
Somali News

Dagaal dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay Gaalkacyo

Gaalkacyo-KNN-Ugu yaraan 2 qof ayaa ku geeriyooday in kabadan 5 kalane way ku dhaawacmayn dagaal maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{13-03-2019}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinayaShiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere}  Ajar aan la.

Read More