Day: March 17, 2019
Somali News

Wadooyinka Muqdisho oo saakay maalintii labaad xiran

Muqdisho-KNN-Ciidamada amaanka ee Dowladda Soomaaliya ayaa maalinkii labaad waxaa ay xireen qaar ka mid ah wadooyinka waa weyn ee Magaalada Muqdisho. Shacabka ayaa.

Read More
Somali News Uncategorized

WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (17-03-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Xildhibaanada labada aqal oo saakay kulan deg deg ah ku yeelanaya Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Xildhibaannada labada gole ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta lagu wadaa in ay kulan deg deg ah ay ku yeeshaan Magaalada Muqdisho. Ajendaha kulanka.

Read More
Somali News

Burcad xalay lagu qabtay Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Ciidamada booliska  degmada Wadajir ee gobolka banaadir  ayaa xalay Gacanta ku soo  dhigay Sadex qof  oo burcad  ah, kuwaasi oo watay Mooto iyo.

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo xalay casho sharaf u sameeyay Madaxweynaha Jabuuti

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay casho sharaf lagu maamuusayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane Mudane Ismaaciil Cumar Geelle iyo.

Read More