Day: March 17, 2019
Somali News

Maleeshiyaad maanta isku horfadhiya G/Sool

Muqdisho-KNN-Wararka ka imaanaya  Magalada laas-Caanood ayaa sheegaya in maanta ay xiisad ka taagan tahay duleedka Magaaladaasi, kaasi oo u dhexeeya labo maleeshiyo beeleed..

Read More
Somali News

Howgal miino baaris ah oo ka socda Gobalka Bakool

Baydhabo-KNN-Ciidamo ka tirsan Militeriga Soomaaliya ayaa maanta  lagu soo waramayaa in howlgallo miino baaris ah ay ka wadaan Degaano dhaca Duleedka Degmada Waajid.

Read More
Somali News

Tirada dadka ku dhintay dagaal wali ka socda Sh.Dhexe.

Cadale-KNN-Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya Gobalka shabeelaha dhexe ayaa sheegaya in halkaasi uu  dagaal xoogan uu ku dhexmaray  laba Maleeshiyo beeleed,.

Read More
Somali News

Dhismaha cusub ee Safaarada Jabuuti oo maanta xariga laga jaray.

Muqdisho-KNN-Madaxweynayaasha dalalka Soomaaliya iyo Jabuuti ayaa maanta waxaa ay si wadajir ah xariga uga jareen dhismaha cusub ee Safaaradda Jabuuti ee ku leeday.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE (17-03-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:- .

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (17-03-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:- Maxamed Axmed Maxamuud {Tuuryare} :- Farsamadii:-Crisaaq Xasan.

Read More
Somali News

Dagaal saakay ka socda Gobalka Sh.Dhexe.

Cadale-KNN-Wararka ka imaanaya Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in Maanta  uu dagaal culus ka socdo degmada Cadale ee Gobalkaasi. Dagaalka ayaa la sheegay.

Read More
Tafsiir Uncategorized

Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{16-03-2019}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinayaShiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (17-03-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Maxamed Cali Maxamed :- Farsamadii:– Cabdi.

Read More
Somali News

Ciidamada Puntland oo baneeyay fariisin ay ku lahaayeen G/Bari.

Boosaaso-KNN-Wararka ka imaanaya deegaanka Galgala ee Gobalka Bari ayaa sheegaya in Ciidamo isugu jira Booliis iyo Daraawiis  ay  ka soo baxeen  deegaankaasi, islamarkaana.

Read More