Day: March 24, 2019
Somali News

Wasiirka Arimaha Dibada oo gaaray Dalka Marooko.

Muqdisho-KNN-Wasiirka arimaha dibadda iyo iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya md: Axmed Ciise Cawad iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa  booqsho rasmi ah ku tagay.

Read More
Somali News

Baarlamaanka Jubbaland oo Ansixiyay Guddi uu Magacaabay Axmed madoobe

Kismaayo-KNN-Baarlamaanka maamul goboleedka Jubbaland ayaa meel meriyay guddiga madaxa bannaan ee xuduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland. Baarlamaanka ayaa ku anxiyay cod gacan taag ah,waxaana.

Read More
Somali News

Baarlamaanka Carabta iyo Ururka OIC oo taageero siinaya Soomaaliya

Muqdisho-KNN-Baarlamaanka Carabta iyo Ururka Iskaashiga Islaamka ee OIC, ayaa si kulul u cambaareeyay qaraxyadii shalay ka dhacay qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho..

Read More
Somali News Uncategorized

WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE (24-03-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:-Yuusuf.

Read More
Somali News

Duqii hore ee Muqdisho oo ka walaacsan amniga G/Banaadir

Muqdisho-KNN-Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale Guddoomiyihii hore ee Gobalka Banaadir ahna Duqii Muqdisho oo wareysi siiyay Idaacadda Kulmiye ayaa walaac ka muujiyay xaaladda amni.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (24-09-2018)

Muqdisho:-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:Maxamed Shuuriye Nuur (Barakaad):- Farsamadii:-Iqra Axmed.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Barnaamijka Ogaal (24-03-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:- Maxamed Axmed Maxamuud {Tuuryare} :- Farsamadii:-Crisaaq Xasan.

Read More
Tafsiir Uncategorized

Casharka Tafsiirka {24-03-2019}=suuratu anfaal=Darsigi-1Aad-Q {205}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Somali News

Ballantii DF-ka ee ciidamada gadoodka Shabeelaha Dhexe oo shalay ku Ekeyd

Muqdisho-KNN-Qaar kamid ah Saraakiisha Ciidamada Xooga Soomaaliya ee gadoodka u jooga degmada Balcad ee Gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa Idaacadda Kulmiye u sheegay in.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (24-03-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Maxamed Cali Maxamed :- Farsamadii:– Cabdi.

Read More