Day: March 24, 2019
Somali News

Maxkamadda ciidamada qalabka sida oo saakay xukun ku riday

Muqdisho-KNN-Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukun ku riday laba nin oo lagu eedeeyay in ay katirsanaayeen Ururka Daacish garabka ka dagaalama.

Read More
Uncategorized

Digniin amni oo loo jeediyay shacabka Soomaaliyeed

Muqdisho-KNN-Wasiirkii hore ee amniga Soomaaliya Xildhibaan Cabdirisaaq Cumar Maxamed, oo wareysi siiyay Idaacadda Kulmiye, ayaa walaac ka muujiyay xaaladda amni ee magaalada Muqdisho..

Read More
Somali News

Axmed Madoobe oo magacaabay guddiga Xuduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland

Kismaayo-KNN-Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), Madaxweynaha Maamulka Jubbaland ayaa magacaabay guddiga xuduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland oo mudooyinkaan dhanba laga dhowryay magacaabista guddigaan. Xubnaha.

Read More
Uncategorized

WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (24-03-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Isbadal ballaaran oo lagu sameeyay Booliiska G/Banaadir

Muqdisho-KNN-Isbadalkii ugu baallaarnaa oo mar qura dhaca ayaa lagu sameeyay Ciidamada Booliiska Soomaaliya, gaar ahaan qaybta Guud ee Booliiska Gobalka Banaadir. Taliska Booliiska.

Read More
News in English

Somalia: At least 15 dead in al-Shabab assault on Mogadishu

Mogadishu-KNN-A gun battle between Somalia’s security forces and the armed group al-Shabab in the capital, Mogadishu, has ended, leaving 15 people dead, including.

Read More
Somali News

Go’aano laga soo saaray Kulan deg deg ah oo laga yeeshay amniga Soomaaliya

Muqdisho-KNN-Raysal Wasaare Xasan Cali Kheyrre, ayaa kulan deg deg ah isugu yeeray taliska ciidamada Milateriga Soomaaliya, taliska AMISOM iyo Safiiro iyo Wakiilada dalka.

Read More
Somali News

Wasiir katirsan Soomaaliland oo Musuq Maasuq loo xiray

Hargeysa-KNN-Ciidamada Booliiska Soomaaliland ayaa xiray wasiirka wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo wacyi gelinta Soomaaliland Cabdiraxmaan Guri Barwaaqo. Wasiirkaan ayaa loo xiray musuq maasuq la.

Read More