Month: April 2019
Barnaamijyo

Barnaamijka Xog Wareysi (30=04=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN=8:00PM (30=04=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Cabdiqani Cabdullahi Ibraahim Iyo Cali.

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo maanta kulan la qaatay Guddoonada labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan gaar ah la qaatay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Galab Wanaagsan (30-04-2019)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanagsan ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-Burhaan.

Read More
Barnaamijyo Kalamaan

Xubinta Kalamaan ee Radio Kulmiye {30-04-2019}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Xubinta Kalamaan oo ah Xubinta Xiiso leh Xubinta kalamaan:- –

Read More
Somali News

Soomaaliland oo xaalad deg deg ah Ku soo rogtay Deegaano ka tirsan Sanaag

Hargeysa-KNN-Muuse Biixi Cabdi Madaxweynaha Soomaaliland ayaa maanta xaalad deg-deg ah waxaa uu ku soo rogay deegaano ka tirsan gobolka Sanaag. Deegaanada xaalada deg.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka KNN (30-04-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

Midowga Yurub oo Gaadiid Dab damis ah ku wareejisay Duqa Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eg.Yarisow) ayaa Midowga Yurub kala wareegay Gaadiid loogu tala galaya Dabdamiska degmooyinka Hodan.

Read More
Somali News

Ciidamada Xoogga iyo kuwa Mareykanka oo Weeraray xabsi ay Al-Shabaab ku leeyihiin Shabeellada Hoose

Qoryoolay-KNN-Ciidamada Xoogga iyo kuwa Mareykanka ayaa la sheegay in ay weerar ku qaadeen duleedka Degmada Qoryoolay ee Gobalka Shabeellada hoose. Weerarka ayaa waxaa.

Read More
Somali News

Madaxweyne Xaaf oo ka hadlay Shir ka dhacaya Garoowe.

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa manta dib ugu laabtay Magaalada Gaalkacyo kadib safar qaatay mudo oo ugu maqnaa Magaalada Nairobi.

Read More