Month: April 2019
Barnaamijyo Uncategorized

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (30-04-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cali Ibraahim Cabdullahi:- Farsamada:-Shariif Cabdulle.

Read More
Somali News

Sheekh Shariif oo xalay la kulmay Guddoonada labada Aqal.

Muqdisho-KNN-Kulankan oo madaxweynihii hore ee dowladdii ku meel gaarka ah Shariif Sheekh Axmed uu la qaatay guddoonnada labada aqal ee baarlamaanka soomaaliya ayaa.

Read More
Somali News Uncategorized

WARKA SUBAX 8:00AM (30-04-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Saraakiil ka tirsan Soomaaliland oo lagu dilay Gobalka Sool.

Muqdisho-KNN-Koox maleeshiyaad ah  ayaa waxaa la sheegay in ay weerar ku qaadeen deegaanka Gobab-maxan oo hoostimaada degmada Yagoori ee gobolka Sool. Weerarka ayaa.

Read More
Somali News

Baaritaano dad badan lagu soo qabtay oo xalay laga sameeyay degmada Shibis

Muqdisho-KNN-Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa xalay waxaa ay baaritaano ka sameeyeen xaafado ka tirsan degmada Shibis ee Gobalka Banaadir. Baaritaanka ay sameeyeen ciidamada  booliska.

Read More
Somali News

Weerar xalay lagu qaaday Degmada Dhoobley.

Muqdisho-KNN-Koox hubeysan ayaa xalay waxaa ay weerar bambaano ku qaadeen Guri Degmada Dhoobley uu ka degan yahay Sarkaal ka tirsan Ciidamada Maamulka Jubbaland..

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Barnaamijka Xog Wareysi (29=04=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Somali News

Wasiir Maareeye oo maanta Hortagay Golaha Shacabka

Muqdisho-KNN-Xildhibaanada golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya  ayaa maanta waxa ay kuklan koodii caadiga ahaa ku yeesheen xaruntooda Muqdisho  waxaana shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha.

Read More
Somali News

Weerar lagu dilay Baadari iyo dad kale oo lagu qaaday Kaniisad ku taalla Burkina Faso

Muqdisho-KNN-Saraakiisha amaanka ee dalka Burkina Faso waxay sheegeen in ugu yaraan 5 qof oo uu kamid yahay Baadari lagu dilay weerar lagu qaaday.

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo soo xiray Imtixaanka Dugsiyada Hoose, Dhexe

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kormeeray Imtixaanaadka Dugsiyada Hoose, Dhexe ee Dalka ayaa tilmaamay in Dowladdu ay dadaal muuqda gelisay dib u.

Read More