Month: April 2019
Somali News

Soomaali loo heysto Burcad badeednimo oo ka soo muuqday Maxkamad ku taala Shiisalis

Muqdisho-KNN-Soomaali loo haysto Burcad Badeednimo ayaa kasoo muuqday maxkamda sare ee Jaziirada Shiisalis shalay oo isniin ahayd. Buracad Badeedan oo tiro ahaan gaarayso.

Read More
Somali News

Shir looga hadlayay Amniga iyo Caddaaladda oo lagu qabtay Baydhabo.

Muqdisho-KNN-Magaalada Baydhabo Xarunta Gobolka Bay ,ayaa maanta waxaa Ka Dhacay Shirka Tubta Arimaha Cadaalada Iyo Amniga. Waxaa Shir Gudoominayey Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur.

Read More
Barnaamijyo Somali News

WARKA DUHUR (30-04-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:- Burhaan.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (30-04-2019)

Muqdisho:-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur (Barakaad):-.

Read More
Somali News

Xukun lagu riday sedex qof oo loo heysta Kiiska Axmed Dowlo.

Muqdisho-KNN-Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta waxaa ay xukun Dil ah ku riday 3 kamid ah eedeeysanayaashii loo heystay falkii isugu jiray Dilka iyo.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Barnaamijka Ogaal (30-04-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Cabdullahi Maxamed Cali:- Farsamadii:Cabdi Risaaq Xasan.

Read More
Somali News

Shirka Ururka Iskaashiga Islaamka oo maanta la soo gabagabeynayo.

Muqdisho-KNN-Maanta oo Talaado ah ayaa lagu soo gaba-gabeynayaa Caasimadda Muqdisho Shirweynaha Badqabka Fikirka iyo la dagaallanka Xagjirnimada oo ay qaban-qaabisay Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,.

Read More
Tafsiir Uncategorized

Casharka Tafsiirka {30-04-2019}=suuratu Towba=Darsigii-20Aad-Q {237}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Somali News

Wasiirka Shaqada oo hambalyo u diray Shaqaale Weynaha Soomaaliya

Muqdisho-KNN-Wasaaradad Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Dowladda Soomaaliya Sadiiq Warfaa ayaa hambalyo ku aadan maalinta Shaqaale weynaha Adduunak u dirtay dhamaan shaqaalaha Soomaaliyeed. Mudane.

Read More
Somali News

Dad rayid ah oo la sheegay in ay ku dhinteen Duqayn ka dhacday Duleedka Afgooye.

Muqdisho-KNN-Duqayn ka dhacday meel u dhow Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellada hoose  ayaa dishay Afar qof oo shacab ah, sida qof Qaraabadda dhibane.

Read More