Month: April 2019
Somali News

Malaayiin ruux oo maanta u dareeray wareega Afaraad ee doorashada dalka Hindiya

Muqdisho-KNN-Inkabadan 127 ayaa maanta u dareeray si ay codkooda uga dhiibtaan wareega afaraad ee doorashada dalka Hindiya. Doorashada ayaa lagu wadaa in 71.

Read More
Somali News

Madaxda Dowlada iyo kuwa maamul goboleedyada oo qaban qaabinaya shir cadaadis lagu saaray

Muqdisho-KNN-Madaxda dalka ee heer Federal iyo heer dowlad gobaled ayaa khilaafka u dhaxeeya waxa uu sababay ku dhawaad muddo sanad ah aysan qabsoomin.

Read More
Somali News

Wasaaradda Boostada oo dib ula wareegtay Xaruntii dhexe ee Telefonnada

Muqdisho-KNN-Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada ayaa dib ula wareegtay xaruntii talefoonnada casriga ah ee dalka ee ku taallay degmada Warta Nabadda ee Gobolka.

Read More
Somali News

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Qatar oo kulan ku yeeshay Doha

Muqdisho-KNN-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa kulan laba dhinacle ah kula yeeshay Magaalada Doha Ra’iisul wasaare.

Read More
Somali News Uncategorized

WARKA DUHUR (29-04-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:-Maxamed.

Read More
Barnaamijyo Sports Uncategorized

Barnaamijka Ciyaaraha (29-04-2019)

Muqdisho:-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur (Barakaad):-.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Barnaamijka Ogaal (29-04-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Cabdullahi Maxamed Cali:- Farsamadii: Iqro Axmed.

Read More
Somali News

Jubbaland oo Al-Shabaab kala wareegtay deegaano dhaca Jubbada Hoose

Kismaayo-KNN-Wararka aan ka heleyno Gobolka Jubbada Hoose ayaa ku waramaya in deegaan lagu magacaabo  Xagar iyo deegaano kale oo hoostaga degmada Afmadow ee.

Read More
Somali News

Xal laga gaaray cida qaadeysa Imtixaanka Shahaadigaa ee deegaanada Puntland

Garoowe-KNN-Iyadoo dhawaan uu soo shaac baxay Khilaaf udhaxeeya Wasaradaha waxbarashada Federaalka iyo tan maamulka Puntland kaasi oo salka ku haya qaabka loo qaadayo.

Read More
Somali News

Maxkamadda CQS oo maanta riday xukun dil ah

Muqdisho-KNN-Cabdullaahi Xasan Maxamed Cali ayaa loo heysta dilka Maxamed Ismaaciil Qaboobe oo ahaa wada Gaari dad-weyne oo marayay inta u dhaxeysa Muqdisho iyo.

Read More