Month: April 2019
Somali News Uncategorized

WARKA HABEEN=8:00PM (29=04=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Cabdiqani Cabdullahi Ibraahim Iyo Cabdullahi.

Read More
Somali News

Hanti Dhowraha Qaranka oo Canshuur qaadistii ka joojiyay Dowladda Hoose ee Xamar

Muqdisho-KNN-Wareegto ka soobaxday xaafiiska Hanti dhowraha guud ee Qaranka ayaa si kumeel gaar ah loogu joojiyay Canshuur qaadista Dowladda Hoose ee Xamar. Qoraal.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Barnaamijka Galab Wanaagsan (29-04-2019)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanagsan ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-Burhaan.

Read More
Kalamaan Uncategorized

Xubinta Kalamaan ee Radio Kulmiye {29-04-2019}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Xubinta Kalamaan oo ah Xubinta Xiiso leh Xubinta kalamaan:-

Read More
Somali News

RW Kheyre oo maanta la shiray Wasaaradda Gaashaandhigga & Taliska Ciidanka xoogga

Muqdisho-KNN-Ra’iisul Wasaare kheyre ayaa maanta shir guddoomiyay kulan uu iskugu yeeray  Mas’uuliyiinta Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya iyo Taliska Ciidanka xoogga dalka. Mas’uuliyiin ay ugu.

Read More
Somali News

Xiisad U Dhexaysa Puntland iyo Somaliland oo Sanaag Ka Soo Cusboonatay

Garoowe-KNN-Wararka ka imaanayaa degmada Yubbe ee gobolka Sanaag ayaa sheegaya in  halkaas ay ka aloosantay xiisad u dhexaysa ciidamada Somaliland iyo ciidamo degaanka.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Barnaamijka Kulanka KNN (29-04-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

Ra’iisal wasaare ku-xigeenka dalka oo hadal ka jeediyay Shir-weynaha ururka OIC

Muqdisho-KNN-Ra’iisal wasaare ku-xigeenka dalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa si rasmi ah magaalada Muqdisho uga furay shirweynaha Badqabka Fikirka iyo la dagaalanka.

Read More
Somali News

Ruux lagu eedeyay in uu basaas u ahaa Imaaraatka oo isku dilay xabsi ku yaala Turkiga.

Muqdisho-KNN-Mid kamid labo ruux oo loo haystay in ay wax u basaasayeen dowlada Isutaga Imaataatka Carabta ayaa isku dilay xabsi ku yaala gudaha.

Read More
News in English

Somali President Farmajo accepts the removal of PM Khayre

Mogadishu-KNN-Somalia President Mohamed Abdullahi Farmajo accepted the removal of cabinet lead by Prime minister Hassan Ali Khayre after talks of opposition parties, including.

Read More