Month: April 2019
Somali News

Munaasabad lagu furay Kalfadhiga 5-aad ee aqalka sare oo maanta lagu qabtay Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Munaasabadda furitaanka kalfadhiga shanaad ee Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta lagu qabtay Magaalada Muqdisho. Munaasabadan ayaa waxaa ka qeyb galay Ra’iisal.

Read More
Somali News

Duqa Muqdisho oo ka hadlay dilka loo geystay Darawal Mooto Bajaajle ah.

Muqdisho-KNN-Cabdiraxman Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) Guddomiyaha Gobolka Banaadir ayaa faray laamaha amniga in gacanta lagu soo dhigo askarigii dilka u geystay Wiil Bajaajle.

Read More
Somali News

Golaha Abwaanada Soomaaliyeed oo ka hadlay wadooyinka xiran ee Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Golaha Abwaanada Sooomaaliyeed oo maanta ka qayb galay xaflada  kalfadhiga 5aad ee aqalka sare ee Baarlamanka soomaaliya ayaa waxaa ay walaac xoogan ka.

Read More
Somali News Uncategorized

WARKA DUHUR (01-04-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:-Maxamed.

Read More
Barnaamijyo Sports Uncategorized

Barnaamijka Ciyaaraha (01-04-2019)

Muqdisho:-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:Maxamed Shuuriye Nuur (Barakaad):- Farsamadii:-Cabdi Risaaq.

Read More
Somali News

Ciidamada Dowladda oo goordhow Bajaajle ku dilay Muqdisho

Muqdisho-KNN-Ciidamada Ilaalada degaanka ee loo yaqaano (Minishiibiya) ayaa goordhaw toogasho ku dilay Wiil dhalinyaro ah oo darawal ka ahaa Mooto Bajaaj sida ay.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (01-04-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:- Maxamed Axmed Maxamuud {Tuuryare} :- Farsamadii:-Iqra Axmed.

Read More
Somali News

RW Kheyrre oo maanta furaya Kalfadhiga 5aad ee Aqalka Sare

Muqdisho-KNN-Raysal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre ayaa maanta oo isniin ah lagu wadaa in uu furo Kalfadhiga 5aad ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka.

Read More
Somali News

Akhriso:-Maxay Ciidamada Kenya uga baxayaan dhulka Soomaaliya?

Muqdisho-KNN-Wargeeyska kasoo baxa Magaaladda Nairobi ee Daily Nation ayaa daabacay Isniintaan in ay korartay walaaca u dhexeeya howlgalka nabad ilaalinta Midowga Africa ee.

Read More
Somali News

Diyaarado duqayn ka fuliyay degmada Bu’aale

Bu’aale-KNN-Wararka ka imaanaya degmada Bu’aale ee Gobalka Jubada Dhexe ayaa soo sheegaya in diyaarado dagaal ay saacadihii la soo dhaafay duqeeyeen degaano hoos.

Read More