Day: May 7, 2019
Somali News

WARKA SUBAX 8:00AM (07-05-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Ciidamada Booliska oo Xalay baaritaano ka sameeyay Degmada Warta Nabada.

Muqdisho-KNN-Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa xalay Waxaa ay baaritaano ka sameeyeen degmada Warta Nabada ee Gobalka Banaadir. Baaritaanka oo inta badan ka dhacay Xaafadaha.

Read More
Somali News

Wasiirka Howlaha Guud ee XFS oo guddoomiyay Shirka horumarinta Kaabayaasha Dhaqaale ee Dalka

Muqdisho-KNN-Wasiirka Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Aadan Hoosow ayaa shir guddoomiyey shirka kaabayaasha Dhaqaalaha Dalka oo Sadexdii.

Read More
Somali News

Hirshabelle oo ka hadashay dagaalkii ka dhacay Shabeellada Dhexe.

Jowhar-KNN-Cabduqaadir Aadan Jeelle Wasiirka Amniga Maamulka Hir-Shabeelle oo la hadlay VOA-da ayaa waxaa uu faahfahin ka bixiyay weerar ay Ciidamada Dowladda ku qaadeen.

Read More
Somali News

Suxufiyiin ku xirnaa Myanmar oo la siidaayay.

Muqdisho-KNN-Suxufiyiin ka tirsan Wakaaladda Wararka ee Reuters ayaa lagu siidaayay cafis madaxweyne kadib muddo ay dalka Myanmar ku xirnaayeen. Maxkamad ayaa ku heshay.

Read More
Somali News

Mareykanka oo sheegay in xubno shabaab ah ay ku dileen Shabeellada Hoose

Muqdisho-KNN-Taliska Ciidamada Mareykanka ee Qaarada Afrika ee loo yaqaano (Africom) ayaa qoraal ku sheegtay in duqeyn dhinaca cirka ah oo uu Mareykanka ka.

Read More