Day: May 10, 2019
Barnaamijyo

Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaan (10-05-2018)

Muqdisho–KNN–Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaanka oo uu taaba galinayo Maamulka Gobalka Banaadir Su,aalahana uu soo diyaariyay Iskuulka Banaadir Zone Toosna looga daawanayay.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN=8:00PM (10=05=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:– Cabdiqani Cabdullahi Ibraahim Iyo Cabdullahi Xuseen.

Read More
Somali News

Madaweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay Geerida Xaaji Cabdikariim Xuseen (Cabdi Waraabe)

muqdisho-KNN-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye (10-05-2019)

Muqdisho-KNN:-Barnaamijka Tar-tan Aqooneed Dugsiyada Sare ee Radio Kulmiye oo ay maal-gelineyso Jaamacadda Salaama, sidoo kale Su’aalaha Barnaamijka ay diyaarisay isla Jaamacadda Salaama ee.

Read More
Somali News

Booliska Soomaaliland oo ka hadlay sababta ay u xireen Xillibaan ka tirsan Golaha Wakiilada.

Hargeysa-KNN-Taliye ku xigeenka ciidanka  booliska Somaliland Maxamed Liibaan Fooxle ayaa waxaa uu ka Hadley isla markaana uu faah faahiyey sababta ay  xalay xabsiga.

Read More
Somali News

Khilaaf ka taagan soo xulista Baarlamaanka Jubbaland

Kismaayo-KNN-Kaddib markii doorashada jubbaland lagu sheegay inay dhici doonto 15ka bisha August ee soo socota ayaa geesta kale waxaa soconaya soo xulista xildhibannada.

Read More
Somali News

Ciidamada Xoogga oo Al-shabaab kala wareegay deegaanno ka tirsan koofurta Mudug

Muqdisho-KNN-Wararka ka imaanaya Koofurta Gobalka Mudug ayaa sheegaya in ciidamada xoogga iyo Kuwa NISA ay saakay la wareegeen deegaano ka tirsan Gobalkaasi. Deegaanada.

Read More
Somali News

Ciidanka Puntland oo Garoowe ka bilaabay Howgal ka dhan ah Masoomeyaasha

Garoowe-KNN-Ciidamada amaanka ayaa Howgalkan ka dhan ah dadka Masoomayaasha waxaa ay ka bilaabeen xaafadaha ay ka kooban tahay Magaalada Garoowe ee Gobalka Nugaal..

Read More
Somali News

Culimada Garissa oo walaac ka muujiyay Koronto La’aan Saamayn ku yeelatay Cibaadada Habeenkii.

Gaarisa-KNN-Tan iyo Bilashadii Bisha Barakaysan ee Ramadan Culimaa’udiinka ismaamulka Gaarissa ayaa waxaa ay sheegeen in Gabi ahaanba koronto aysan kar jirin magaaladaas. Waxaa.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (10-05-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:- .

Read More